Posted in WARARKA

Dowlada Turkiga digniin adag oo la xariirta Qoxootiga u dirtay Midowga Yurup

Dowlada Turkiga ayaa ayaa sheegtay in ay sii deyn doonto Qaxootiga dalkeeda ku sugan islamarkaana u fasixi doonto in ay galaan Yurub hadii EU-da aysan…

Posted in WARARKA

Warbixin laga soo saaray maanta wadooyinka ugu shilalka badan dalka

Warbixin laga soo saaray shilalka gawarida iyo wadooyinka ugu badan oo ay ka dhacaan ayaa lagu sheegay in wadada Thika Superhighay ay hogaanka u qabatay…

Posted in WARARKA

Golaha wasiirada oo meel mariyay in la soo saaro shidaalka ceyriinka ah ee laga helay Turkan

Kulan aan caadi eheyn oo ay yeeshen maanta golaha wasiirada ee dalka ayaa meel mariyay qorsha lagu doonayo in lagu bilaabo in lasoo saaro shidaalka…

Posted in WARARKA

Dalkan Kenya oo la sheegay in uu hogaanka u hayo shaqo la’aanta gudaha qarada Africa

Dalkani Kenya ayaa la sheegay in ay hogaanka u hayso shaqo la’aan gudaha qaarada Africa sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday bangiga aduunka. Arintaasi waxaa…

Posted in WARARKA

Guddiga Madaxa banaan oo soo sartay lacagaha siyaasinta ay ku ololeen karaan

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqqano IEBC ayaa maanta soo saaray lxadiga lacagaha ay ku ololeen…

Posted in WARARKA

Maxkamada sare oo sheegtay in qareenkii goor sii horeysay la dilay loo aqoonsado nin halyeey ah

Maxkamada sare ee dalka ayaa sheegtay in qareenkii Willy Kimani oo goor sii horeysay jir dil lo gestay ka hor intaan la dilin islamarkaana meydiisa…

Posted in WARARKA

Cod bixita Doorashada guud oo ka billaabatay Zambia

Shacabka dalka Zambia ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta doorashada guud ee dalkaasi, iyadoo amaanka guud ee goobaha cod bixintana si weyn loo adkeeyay. Dadweynaha…

Posted in WARARKA

Kooxo hubeysan oo dil u geystay arday jaamacadeed

Dabley aan heybtooda la aqoonin ayaa habeenimadii xalay toogasho ku dishay arday wax ka dhigan jiray jaamacadda Jomo Kenyatta ee dhinaca beeraha iyo Technologiyadda. Falkaan…

Posted in WARARKA

Shil dhimasho iyo dhaawac u geystay arday Schooley ah oo ka dhacay wadada Langata

1 cunug oo dhigta dugsiga hoose ayaa ku geeriyooday halka 2 kalena ay dhaawacyo halis ah kasoo gaareen shil uu galay gaari bas ah oo…

Posted in WARARKA

Booliska oo toogasho ku dilay dad burcadnimo lagu tuhmay

Ciidamada booliska ee ka howlgala magaalada tan Nairobi ayaa saqdii dhexe ee xalay kadib toogasho ku dilay 6 qof oo burcadnimo lagu tuhmay, kadib markii…