Barcelona oo la soo wareegtay Marlon

Kooxda Barcelona ee tababare Louis Enrique ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay la soo wareegtay daafaca u dhashay waddanka Brazil Marlon kaas oo lagu wado in u buuxiyo booska bananaaday ee u ka tagay laacibka reer Belgium Thomas Vermaelen kaas oo ku biiray kooxda ka dheesha horyalka Taliyaniga ee Serie A-da.

Ilaa iyo hadda waxa kooxda reer Katalunya isaga tagay 4 daafac waxana ku soo biiray 2 daafac oo kaliya,Daafacyaasha isaga tagay kooxda ayaa kala ah Vermaelen,Marc Bartra,Alves iyo Adriano.

1 thought on “Barcelona oo la soo wareegtay Marlon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *