Dalkan Kenya oo la sheegay in uu hogaanka u hayo shaqo la’aanta gudaha qarada Africa

Dalkani Kenya ayaa la sheegay in ay hogaanka u hayso shaqo la’aan gudaha qaarada Africa sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday bangiga aduunka.

Arintaasi waxaa ay keentay in qaar kamid ah dhalinyarada ay juhdi badan u galaan sidii ay kuheli lahaayen shaqooyin ay noloshooda kumaareeyan.

Hadaba wiil lagu magacaabo Patric Muthoma ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada tan naiorbi ka yaabiyay kadib markii uu wadooyinka magaalada ku dhaxmarayay isagoo haysto boor ay ku qorona tahay shaqo hala iqoro isagoo halkaasina nambarkiisa telefoonka ku soo qoray.

Borkaasi ayaa waxaa uu ku soo qoray shaqo hala iqoro waxaan hastaa mise soo dhameeyay shahaadiga ganacsiga.

Wiilkan ayaa sheegay in laba sanadood uu kugu jiray sidii uu u heli lahaa shaqo taaso wax miro dhal ah u noqon weysay.

Hadaba Patrick oo xaaldiisa ka hadlayay iyo waxa ku dhaliyay tilaabadaasi ayaa sheegay sida tan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *