Posted in WARARKA

Qadka tareenka casriga ah ah la dhisayo oo lagu wado in lasoo gabagabeeyo bisha December

Wadada tareenka ah ee casriga oo laga dhisayo dalka gaar ahaan inta u dhaxeyso Magaaloyinka Nairobi ilaa Mombasa ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhisitaankiisa…

Posted in WARARKA

Labada mas’uul ee ugu sareyso dalka oo u hablyeyay ciyaartoyada ka qeyb galeysay Olyombikada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa hambalyo u diray gabadha lagu magacaabo Vivian Cheruiyot oo kaalimaha hore ka gashay tartanka orodka oo ka socdo dalka Brazil….

Posted in WARARKA

Shirkado Mareykanka laga lee yahay oo bilaabaya maalgashi ay kusameeyan gudaha dalkani Kenya

Shirkadaha dalka Mareykanka u hogaaminayo ganacsiga ayaa lagu wadaa in booqasha sedex maalin qaadaneyso ay ku yimaadan dalkani Kenya ay u indha indheeyan fursadaha maal…

Posted in WARARKA

Gavana Countiga Mandera oo ku adkeysanaya in doorashada soo sosocto oo u tartmo xiliisa gavananimo

Ilaa isbuucan gavanaha mamul gobolekda Mandera Ali Roba, ayaa wali ku adkeysanayaa in uu xilkiisa u taramo doono marka lagaaro doorasha la filayo in ay…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay Hoggaamiyihii IS ee Afghanistan

Hafiz Saeed Khan oo ah Hoggaamiyaha kooxda isugu magacawday khilaafada islaamka ee dhaam iyo Ciraaqy dalalka Afghanistan iyo Pakistan ayaa lagu dilay weerar ay fulisay…

Posted in WARARKA

Golaha amaanka oo si aqlabiyad leh isugu raacay in ay ciidamo loo diro dalka Konfurta Sudan

Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa shalay oo jimco eheyd si aqlabiyad leh iskugu raacay in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro dalka Konfurta Sudan…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo difaacay tilaabadii lagu dhisay xisbiga Jubilee

Madaxweynaha dalka ayaa difaacay tilaabadii lagu soo dhisay hal xisbi oo loogu magacday Jubilee taas oo isku keeneysay xisbyo kala duban oo siyaasadeed. Waxaa uu…

Posted in WARARKA

Hay’ada Maamusha Ciyaaraha Fudud oo Ganaxday Tababaraha Kooxda Kenya

Hay’ada maamusha Ciyaaraha fudfud ayaa ganaxday tababaraha kooxda dalkani Kenya Michael Rotich oo goor sii horeyay lagu eedeeyay falal musuqmaasuq. Madaxa hay’adaasi ayaa shalay oo…

Posted in WARARKA

5 qof oo ku geeriyootay Shil gaari oo ka dhacay Makindu

Shil gaari oo khasaaro gestay ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay Magaalada Makindu oo kutaalo inta u dhaxeyso wadada Magaaloyinka Mombasa iyo Nairobi….