Posted in WARARKA

Countiga Migori oo dalacsiiyay 300 oo ah hawl wadeenada caafimaadka si looga hortago shaqa joojin lagu waday in la dhaqaaqo

Dawladda Countiga Migori ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay dalaacsiisay 300 oo kamid ah hawl wadeenada ka hawlgala countigaas kuwaas oo lagu waday in…

Posted in WARARKA

Dhalinyaro aas u sameeysay shimbir dhimatay

Waliga dhageyste ma maqashay shimbir aas loo sameeyay waxa ay arrintaas ka dhacday waddanka Ingiriiska qaasatan magaalada Swinton ee Manchester waxana shimbiratn aaska u sameeyay…

Posted in WARARKA

Odayaasha beesha wayu oo sheegay in ay tageeri doonan gavane Ukur Yatani

Gavanaha Countiga Marsabit Ukur Yatani ayaa waxa beesha wayu ee countiga Marsabit ay u xaqiijiyen in ay tageero u fidin doonan xiliga u isu soo…

Posted in WARARKA

Dagaala dib uga qarxay waddanka koofur sudan

Waxa dalka South Sudan dib ugu qarxay dagaala u dhexeeya ciidamada tageersan madaxweynaha waddankaas Salva Kiir iyo kuwa daacada u ah madaxweyne kuxigeenkiisa Riek Machar…

Posted in WARARKA

Kooxda Boko Haram oo soo bandhigtay videoga gabdhihi ay ka qafaashen Chibok

Kooxda boko xaraam ee ka dagaalanta waddanka Nigeria ayaa waxa ay soo bandhigtay videoga gabdhihi ay deeganka Chipok 2  sano ka hor ka qafaashen waxana…

Posted in WARARKA

Shirkada korontada ee dalka oo bixineyso magdhow dhan 41milyan oo shilin

Shirkada dalkani Kenya  ee xiriiriso korontada ee magaceedu loo soo gaabiyo Ketraco  ayaa u qoondeysay 41 milyan oo shilin in magdhow loo siiyo dadka leh…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi oo sheegay in uu la shaqeynayo Raila

Hogaamiyaha isbeheysiga  ANC Musalia Mudavadi ayaa sheegay in uu diyar u yahay in ay wada shaqeyaan dhigiisa isbeheysiga  Cord Raila Odinga si ay uwada  saxiixdaan…

Posted in WARARKA

Maamulayaasha dugsiyada dalka oo loogu baaqay in ay shaqaleysiiyaan darawaliin xirfad leh

Maamulayaasha dugsiyada sare ayaa loogu baaqay in ay shaqaleysiiyaan darawaliin xirfad u leh shaqada darawalinimada si loogaga hor tago shilalka ay ardayda ku nafwayaan. Baaqan…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo 3 burcad ah ku dilay xaafada Kayole ee magaaladatani Nairobi

Ciidamada booliska ee dalka ayaa saaka toogtay 3 eedeysanayaal ah  oo la aaminsanyahay in ay  xaafadda kayole ee magaaladatani Nairobi ka  fuliyeen  fal dhac oo …

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee dalka Mwai Kibaki oo amaanay halyeeyga geeriyooday ee Mark Mwithaga

Madaxweynihii hore ee dalka Mwai Kibaki, waiiro iyo xildhibaano ka tirsan madax dalka ayaa amaanay Mark Mwithaga  oo ka mid ahaa halyeydii u soo dagaalamay…