Dhalinyaro aas u sameeysay shimbir dhimatay

Waliga dhageyste ma maqashay shimbir aas loo sameeyay waxa ay arrintaas ka dhacday waddanka Ingiriiska qaasatan magaalada Swinton ee Manchester waxana shimbiratn aaska u sameeyay dhalinyaro kuwaas oo meydka shimbirkan ka helay magaalada Swinton maalinta khamiista ahayd.

Kooxdan dhalinyarada ah ee aaska u sameysay shimbirka ayaa waxa da’dooda lagu sheegay in ay u dhexeysay 19-24 jir,dhalinta ayaa sheegay marki ay shimbirkan arkeen in ay isku dayeen in ay u gar gaaran balse nasib xumo shimbirka ayaa ahaa mid dhintay kadib marki ay ogaaden in u shimbirka dhintay ayaa inta ay u deyn lahaayen in ay sidaas ku cunto makulaal ayaa waxa ay goaansadeen in ay aas u sameeyan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *