Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Zambia oo markale dib loo soo dortay

Madaxweyanaha dalka Zambi Edgar Lungu  ayaa ku markiisi labaad ku guulestay xilka madaxweynenimo kadib doorasho qalalaasa hareeyay oo ka dhacday dalkaasi. Madaxweyne Lunga ayaa ka…

Posted in WARARKA

Kooxda Daacish oo laga saaray deegaano muhiim ah oo ku dhaw Mosul

Xoogaga Kurdida Ciraaq ayaa ku guuleystay in ay dhul horleh ay ka qabsadaan kooxda Daacish ee waqooyiga wadanka Ciraaq. Dagaaladaii ugu danbeeyey ayaa ka dhacay…

Posted in WARARKA

NTSA oo maamulayaasha Scoolada eedeyn dusha oga turtay

Laanta qaran ee badbaada wadooyinka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano NTSA ayaa eedeyn dusha uga tuurtay maamulayaasha Schoolada dalka. Eeedeyntaasi ayaa waxa…

Posted in WARARKA

Senetaha Nairobi oo kasoo hormuqday Maxkamad si uu uga jawaabo su’alo la doonayay in la weydiyo

Senetaha Countiga Nairobi ayaa maanta oo isniin ahayd ka soo hormuqday Maxkamada kutaalo Countiga Mombasa si u faafaahin ooga bixiyo waxa u ka ogyahay hoggaamiyaha…

Posted in WARARKA

Dowlada dalka oo xariga ka jartay mashruuc schoolada loogu xirayo biyo saafi ah

Dowlada dalka ayaa bilawday mashuuruc baaxad leh oo ay ku doonayso in ay schoolada dhamaan ay dowlada maamusho ku xiraan tuubooyin biyo nadiif ah oo…

Posted in WARARKA

Firkrada kala duban oo laga bixinayo tilaabadii ay gudiga IEBC ku xadiday dhaqaalaha loo isticmaalo Ololaha doorashada

Fikrada kala duban oo qaarna lagu taageerayo kuwa kalana lagu cambaareynayo ayaa waxaa ay kasoo baxeysa siyaasinta kala duban taas oo ku aadan xeerar cusub…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta deg dega ee caafimaadka oo u gurmaday dabagaale madaxa uu u galay koob laga cabay yoghurt

Dhaqaatiirta gurmaadka deg dega ee magaalada Connecticut ee ku taalo koofur England ayaa waxa ay gurmad u fidiiyen dabagaale oo madaxa la galay koob laga…

Posted in WARARKA

Nin iyo gabadhiisa oo ay dadweyne dileen

Nin iyo gabadhiisa ayaa waxa dilay dadweyne careeysan kuwaas oo ay ka careeysiisay talaabada gabadha iyo aabahayd ay wiil u aabaha dhalay ay ugu geeyen…

Posted in WARARKA

Qarax baas oo dilay dagaalyahanada mucaaradka dalka Syria

Ugu yaraan 25 ruux ayaa lagu dilay halka 25 kalena ay ku dhaawacmeen kadib marki u ruux isku xiray qarax miidamin ah ee ka dhacay…

Posted in WARARKA

Tobaneeya qof oo ku geeriyooday weerar ay falaago ka so horjeeda dawladda DR Congo waddankaas ka geeysten

Ugu yaraan 64 qof ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay gobolka waqoyi bari ee waddanka DRC kaas oo ay geysteen dagaalyahana ka soo horjeeda jiritaanka…