Posted in WARARKA

Ruushka oo bilaabay inuu isticmaalo Saldhig ku yaal Iiraan, si uu uga duqeeyo Suuriya

Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay inay bilowday isticmaalka saldhig ku yaala galbeedka dalka Iiraan, si halkaas diyaaradahooda dagaalka uga kacaan, una duqeeyaan Suuriya. Diyaaradaha loo…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in Macalimiin cusub la qorayo bishan August

Dowlada dalka ayaa shaaca ka qaaday maanta oo talaada ah qorsha lagu doonayo in lagu qoro macalimiin cusub si loo yareeyo macaliimin yaraanta ka jirta…

Posted in WARARKA

Countiga Mombasa oo laga mamnuucay xafladaha arosyada hebeenki la qabto

Laamaha amaanka ee Maamul goboledka Mombasa ee gobolka xeebta ee dalka ayaa mamnuucay xafladaha arosyada ee habenki lagu qabto Countigaasi. Gudiga amaanka ee ismaamulkaasi oo…

Posted in WARARKA

Aqalka barlamaanka oo loo gudbiyay mooshin ka dhan ah gudoomiyaha gudiga EACC

Aqalka barlamaanka ee dalka ayaa loo gudbiyay codsi ku aadan sidii xilka looga qaadi lahaa gudoomiyaha gudiga anshaxa iyo ladagaalanka musuq maasuqa ee EACC Philip…

Posted in WARARKA

Dalkani Kenya oo la sheegay in uu awood u leeyahay in sanad kasta ay qaabilaan 5 milyan oo dalxisayaal

Dowlada dalka ayaa shegtay in dalkani Kenya uu awood u lee yahay sidii lagu kusoo jiidan lahaa dalxiisayaal gaareysa shan Milyan oo qof sanad walba….

Posted in WARARKA

Haweeney isku dayday in ay isbitaalka guud ee garissa ka xado cunug dhalaan ah oo la qabtay

Isbitaalka guud ee maamul goboledka Garissa ayaa hebenikii xalay ahaa lagu qabtay haweeney dooneysay in ay xado cunug yar oo dhalaan. Cunugaasi la badbaadiyay ayaa…

Posted in WARARKA

Wariye wareysi ka qaaday nin qur baxaayay

Bulshada ku wada xiriirta dhinacaas iyo baraha ay bulshada ku wada kulmaan ayaa waxa ay caro xoogan ka muujiyen kadib marki u wariye televishen u…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo billaabaya booqashada gobolka xeebta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu maalinta sabtida ah ee dabayaaqadaisbuucaan booqasho ku tago magaalada Mombasa ee Gobolka xeebta dalka. Kenyatta ayaa halkaas…

Posted in WARARKA

Dowladda oo sare u qaadeysa maalgashiga tooska ah ee ajaanibta

Dowladda Kenya ayaa soo saartay xeerar cusub oo saamaxaya in ay sii fududaadaan maalgashiyada dhinaca ganacsiga ee ay dadka ajaanibta ah sida tooska ah ugu…

Posted in WARARKA

Faahfaahin dheeri ah oo kasoo baxeysa Qarax shalay ka dhacay Turkey-ga

Ugu yaraan 4 askari iyo 3 qof oo rayid ah oo uu ku jiro cunug yar ayaa lagu dilay qarax gaari loo adeegsaday oo ka…