Haweeney isku dayday in ay isbitaalka guud ee garissa ka xado cunug dhalaan ah oo la qabtay

Isbitaalka guud ee maamul goboledka Garissa ayaa hebenikii xalay ahaa lagu qabtay haweeney dooneysay in ay xado cunug yar oo dhalaan.

Cunugaasi la badbaadiyay ayaa la sheegay in muda yar ka hor dhacdada uu ku dhashay isla isbataalkaasi.

Agaasimaha isbataalka Guud e magaalada Garissa ayaa  dhacdadan u xaqiijaya idaacadan STAR FM.

Aabaha dhalay cunuga la isku dayay in la xada ayaa idaacada STAR FM faa faahin ka siiyay  sida ay wax u dhaceen iyo sababta keentay in hawenayda ay isku daydo tilaabadaasi ay ku doneyso in ay ku xado cunugiisa.

Laamaha amaanka oo gacanta ku dhigay haweneeydaasi ayaa sheegay in ay bilaaben baaritano xoogan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *