Posted in WARARKA

Dowlada Ingiriiska oo dacwad kusoo ogtay wadaad ay sheegtay in dhalinyarada uu baro falalka xagjirka ah

Dowlada UK ayaa dacwad kusoo oogtay wadaad xagjir ah oo u dhashay dalkaasi oo lagu magacaabo Anjem Choudary kaasi oo kamid ah xubnaha sida weyn…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila odinga oo soo dhaweeyay warbixin kasoo baxday gudiga laba gesodka ah ee ku howlanaa mustaqbalka IEBC

Hogaamiyaha isbahaysiga mucaradka ugu weyn dalka ee Cord Raila Odinga ayaa si aad ah u soo dhaweeyay warbixinta ay soo diyaarinayaan gudiga laba geesodka ah…

Posted in WARARKA

Haweeney isku dayday in ay Isbitaalka Garissa ka xado cunug yar oo dhalaan ah oo maxkamada la soo taagay

Waxaa maanta maxkamad kutaalo Magaalada garissa lasoo taagay haweeney goor sii horeysay lagu eedeeyay in ay dooneysay sidii ay ku xadi laheed cunug yar oo…

Posted in WARARKA

Sarkaal ka tirsan Ciidamada wadooyinka ee Trafikadda oo kugacan seyray in uu fahfahain ka bixiyo lacago la sheegay in uu diray

Mid kamid ah ciidamada wadooyinka ee loo yaqaano Trafikadda ayaa kugucan seyray in uu wax fahfaahin ah ka bixiyo lacago la sheegay in uu u…

Posted in WARARKA

Ninkii goor hore tooreeyay haweeney ajaanib ah oo dalka kusugneed oo maxkamada la soo taagay

Nin kamid ah dadka dalxiisayaasha haga oo goor sii horeysay maamul goboledka Narok ku dilay haweeney u dhalatay dalka shiinaha ayaa maanta oo arbaca eheyd…

Posted in WARARKA

Keriako Tobiko oo racfaan ka qaatay sii deyntii Seneter-ka Machakos

Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda guud ee dalka Keriako Tobiko ayaa racfaan ka qaatay go’aankii ay dhawaan maxkamadda ku sii deysay Seneterka Maamul goboleedka Machakos…

Posted in WARARKA

Markab shidaal siday oo laga afduubtay Malaysia

Dowladda Malysia ayaa shaaca ka qaaday in in markab siday shidaal tan kiisa gaarayo 900,000 oo liitar laga afduubtay xeebaha dalkeeda isla markaana loola dhaqaaqay…

Posted in WARARKA

Madaafiic ay tureen xuutiyiinta oo dad ku dilay Sacuudiga

7 ruux ayaa ku dhimatay madaafiic hoobiyeyaal ah oo ay rideen xoogaga Xuutiyiinta, kuwaasoo ku dhacay magaalada Najran ee Koonfurta dalka Saudi Arabia, taasoo ku…

Posted in WARARKA

Saraakiisha sar sare ee booliska oo loogu baqay in handidaada ka da’aayan sarakiisa hoostagta

Sarakiisha sar sare ee katirsan ciidamada booliska ee dalkan Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay ka fogaadan in ay handidaan ama u isticmaalan in…

Posted in WARARKA

Ciidamada Libya oo ku sii siqaya magaalada Sirte

Ciidamada daacada u ah dawladda ay caalamka aqoonsantahay isla maarkaasina ay taagerto ee Libya ayaa waxa ay u dhaw yihiin in ay la wareegan magaalada…