Posted in WARARKA

Haweeney lagu eedeynayo in uu qabo nin lala xiriirinaayo kooxda ISIS oo muddo xabsiga kusii jiri doono

Haweeney goor sii horeysay la sheegay in uu qabo oo ay la joogto nin lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay islamarkaana uu u shaqeeyo…

Posted in WARARKA

Xiisado colaadeed oo wali ka taagan deegano hostagta degmada Lagdheere

Xiisado colaadeed ayaa wali lagu soo waramayaa in ay ka taagan yihiin deegaano hostaga degmada lagdheera oo katirsan maamul goboledka garissa iyo qeybo kamid ah…

Posted in WARARKA

Dad badan oo ku bara kacay dab ka kacay keymo ku yaalla Mareykanka

In ka badan 80,000 ayaa ka bara kacay guryohooda kadib markii uu saameyn ku yeeshay dab xoogan oo ka kacay keymo ku yaalla koonfurta gobolka…

Posted in WARARKA

1 qof oo ku dhintay waaskada lagu dabaasho ee hoteelka Hilton

Haweeney da’ dhexaad ah ayaa saaka ku hafatay kadibna ku geeriyootay waasko lagu dabaasho oo ku taalla Hotelka Hilton ee magaalada tan Nairobi. Taliyaha saldhiga…

Posted in WARARKA

Xildhibaan horay uga tirsanaa baarlamaanka dalka oo geeriyooday

Mudanihii hore ee aqalka baarlamaanka u matali jiray degmada Nyakach Dennis Akumu ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada tan Nairobi, kadib markii uu muddo…

Posted in WARARKA

Xiisado ka taagan Machakos kadib markii dad lagu dilay halkaas

Rabshado culus ayaa lagu soo waramayaa in ay ruxeen deegaanka Mitoboni ee maamul goboleedka, kadib markii halkaas lagu dilay 5 qof oo waardiyeyaal ahaa. Weerarkaas…

Posted in WARARKA

Taliyeyaasha booliska Kenya iyo Uganda oo booqday Jaziiradda Magingo

Saraakiisha ugu sareysa ciidamada amaanka ee dalalka Kenya iyo Uganda ayaa kormeer u kuur galid ah ku sameeyay xaaladda Jazeeradda ay labada wadan ku muransanyihiin…

Posted in WARARKA

Australia oo lagu wado in ay albaabada isugu dhufato xerada qaxootiga ee jaziirada Manus

Wadamada Australia iyo Papua New Guinea ayaa waxa ay ka wada heshiiyen in ay albaabada isugu dhuftaan xerada qaxootiga ee u muranka badan ka taagan…

Posted in WARARKA

Countiyada dalka oo la sheegay in ay khandaraasyada ku bixiyaan qab ay ku dheehan tahay laaluush iyo eexitaan

Sahan laga sameeyay 39 counti oo ay  sameeysay gudiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqa ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano EACC ayaa waxa…

Posted in WARARKA

Dowladda oo dooneysa in ay qorato boqolaal shaqaale cusub ah

Xadiga lacagaha mushaaraadka ah eek u baxa shaqaalaha dowladda ayaa lagu wadaa in uu si weyn kor ugu kaco, kadib markii ay dowladda shaaca ka…