Posted in WARARKA

Taliban oo qabsatay magaalada Khanabad ee ku taala gobolka kunduz ee waddanka Afghanistan

Kadib maalmo oo u gobolka kunduz ay ka socdeen dagaal culus ayaa waxa ay kooxda taliban hadda la wareegtay gacan ku heynta 5 magaalo ee…

Posted in WARARKA

Sarkaalka madaxa fulinta ee gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka dalka oo soo dhaweeyay soo jeedimaha gudiga loo xil saaray in ay baaritano ku sameeyan IEBC

Sarkaalka madaxa fulinta ee gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka Ezra Chiloba ayaa soo dhaweeyay soo jeedimaha gudiga isku dhafka ah ee ka…

Posted in WARARKA

Booliska dalka oo wadada isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Nakuru ku qabtay mandooriyaha noociisa Heroine

Booliska dalka ayaa qabtay labo haween ah kuwaas oo ay ku qabteen wadada isku xirta Nakuru iyo Nairobi waxana haweenkaas loola qabtay mandooriye noociisu yahay…

Posted in WARARKA

Dowladda Rwanda oo sheegtay in ay toogasha ku dishay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada booliska ee dalka Rwanda ayaa sheegay in ay magaalada Bugaramo e koofur galbeed ee dalkaasi ay toogasha ku dileen sedex qof oo la rumeysan…

Posted in WARARKA

Nin lala xiriiriyay falal xagjirno oo lagu qabtay Countiga Bungoma

Ciidamo ka socday kuwa la dagaalanka argagixisada ee loo yaqaano ATPU-da ayaa gacanta ku soo dhigay nin ay si aad ah u dandoonaayen oo lala…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigeenka dalka oo balan qadyo u sameeyay shacabka ku dhaqan gobolka xebta

Madaxweyne Kuxigeenka dalka William Ruto oo ku sugan gobolka xebta ee dalka ayaa balan qadyo kala duban oo mashaaric ah u sameeyay shacabka ku dhaqan…

Posted in WARARKA

Dalkan Kenya oo faa’ido dhan 12 bilyan helaya inta lagu guda jiro Shirweynaha lixaad ee wadamada Afrika iyo Japan

Dalka Kenyan ayaa helaya lacag gaareysa 12 bilyan oo shillin inta lagu guda jiro shirweynaha lixaad ee ay wadanka Japan iyo dalalka Afrika toddobaadka soo…

Posted in WARARKA

Is marin waa soo kala dhaxgalay sedex qoyska oo isku haysto meydka haweeney geeriyootay

Xiisad aad u kacsan ayaa laga dareemayay maanta goob lagu magacaabo Lindi oo katirsan xaafada Kibri kadib markii sedex qoys oo kala ah ay isku…

Posted in WARARKA

Laba ruux oo lala xiriirinaayo dilkii 4 wardiyaal oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada booliska ee ka holwgala Maamul goboledka machakos ayaa gacanta ku dhigay laba qof oo lala xiriirinayo dilkii habeenimadii arbaca ee isbucaan loo gestay shan…

Posted in WARARKA

Aabaha dhalay haweeney lagu eedeynayo in ay xiriir la leedahay kooxda Isil oo beeniyay dacwadaha lagu soo oogay gabadhiisa

Aaba dhalay haweeney goor sii horeysay la sheegay in u qabo oo ay la joogto nin lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay islamarkaana u…