Posted in WARARKA

Ciraaq oo xukun dil ah ku fulisay in ka badan 30 qof

Dowladda Ciraaq ayaa sheegtay in xukunno daldalaad ah ku fulisay 36 oo lagu helay dambiyo la xiriira in ay ku lug lahaayeen xasuuq sanadkii 2014-ki…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ka qeyb galaya xuska madaxweynihii ugu horeeyay ee dalka Jomo Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu maalinta barri ee Isniinta ah ka qeyb galo munaasabad lagu xusayo sanad guuradii 38-aad ee kasoo wareegtay…

Posted in WARARKA

Musalia Mudavadi oo sheegay in uunan la shaqeyneynin isbahaysiga Jubilee

Hoggaamiyaha isbahaysiga Amani Musalia Mudavadi oo wareysi gaar ah siiyay mid ka mid ah wargeysyada maxaliga ah ayaa sheegay in u tartan adag ku la…

Posted in WARARKA

30 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Gaziantep ee Turkiga

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhimatay  halka 94 kalena ay ku dhaawacmeen  qarax lala beegsaday  xaflad aroos ah  oo ka socotay gobolka Gaziantep ee…

Posted in WARARKA

Hogaamiyaha baxsadka ah ee South Sudan Riek Machar oo daryeel caafimad u aadayo koonfur Afrika

Wararka ka imaanaya Isiro  oo ka tirsan  jamhuuriyada dimuqraadiga ee Congo ayaa sheegaya in  madaxweyne ku xigeenka  baxsadka ah ee sudaanta Koonfureed u raadsanayo visa…

Posted in WARARKA

Dowlada Itoobiya oo baaritaana ku sameyneyso dilalka dibadbaxayaasha

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in ay  bilaabeyso baaritaano madax banan kuwaas oo ay ku sameyneyso dilkii loo geystay dibad baxayaal dhigayay mudaharadyo looga soo horjeedo…

Posted in WARARKA

Wasiirka ciyaaraha ee dalka oo iska fogeeyay fedeexdaha Olimpikada Rio

Wasiirka  wasaarada  ciyaaraha iyo dhaqanka ee dalkan Kenya  Hassan Wario  ayaa shalay sheegay in uunan lahayn masuuliyada  dhibaatada orodyahaanada u dhashay Kenya ay kula kulmeen…

Posted in WARARKA

Xisbiga Wiper oo u dabaal dagayo abaalmarinta caalamiga ah ee la siiyay Kalonzo Musyoka

Sarakiisha xisbiga siyaasadeed ee Wiper  iyo tageeradooda ayaa laisugu yeeray si ay u soo dhaweeyaan hoggaamiyaha xisbiga Kalonzo musyoka oo la filayo in u la…

Posted in WARARKA

Wasiirka arrimaha gudaha Joseph Nkaissery oo sheegay in maamulka Jubilee u horumariyay countiga Kajiado

Wasiirka arrimaha gudaha iyo isku duwida dowlada dhexe Joseph Nkaissery oo booqday maamul goboleedka Kajiado ayaa xusay in countigaasi u si weyn  uga faaiday mashaaricda…

Posted in WARARKA

4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay wadada Weyn ee Countiga Narok

Ugu yaraan 4 qof oo hal  qoys ka soo jeeda ayaa ku dhintay  shil gaari oo xalay ka dhacay wadada weyn ee isku xirta countiga…