Posted in WARARKA

xoghayaha arrimaha dibadda ee waddanka Maraykanka oo dalka soo gaaray

xoghayaha arrimaha dibadda ee waddanka maraykanka ayaa diyaarad siday waxa ay xalay abaare 11-ka habeenimo ay ka soo caga dhigatay garoonka weyn ee caalamiga ah…

Posted in WARARKA

Hanti aan cadadkeeda la cayimin oo ku baabaday dab ka kacay suuq kuyaala Nyamira

Hanti aan cadadkeeda la cayimiin ayaa waxa xalay ku baabaday suuq kuyaala countiga Nyamira waxana ay dhacdadan timid kadib marki u dab ka kacay ikonge…

Posted in WARARKA

Madaxaweynihi hore ee dalka Mwai Kibaki oo hawlo caafimaad loogu dhoofiyay waddanka Koofur Africa

Madaxweynihi hore ee dalka Mwai Kibaki ayaa diyaarad siday waxa ay ka kacday garoonka diyaradaha ee Wilson Airport waqti dambe ee shalay waxana la sheegay…

Posted in WARARKA

Golaha odayaasha beesha Luo oo dalbaday 34 milyan

4-ta Counti oo u ka kooban yahay gobolka Nyanza ayaa waxa ay ku qasbanaan doonan in ay bixiyaan lacag dhan 34 milyan oo shillinka dalka…

Posted in WARARKA

Wadooyinka waa weyn ee magaaladatan Nairobi oo isbuucan lagu wado in la xiro

Wadooyinka waa weyn ee ku yaala magaala madaxda waddankan Kenya ee Nairobi ayaa lagu wada in isbuucan la xiro iyado lagu wado in Nairobi u…

Posted in WARARKA

Booliska waddanka Iraq oo qabtay wiil isku soo xiray aaladaha qarxa

Barta ay youtubeka ku leeyihiin ciidamada kurdishka ee waddanka IRAQ ayaa waxa la soo dhigay video muujinaaya wiil oo ay ciidamada waddanka Iraq la tacaalayan…

Posted in WARARKA

Duufaan xoogan oo laga cabsi qabo in ay ku dhufato caasimadda Japan

Duufaan awood xoogan leh ayaa laga cabsi qabaa in ay si toos ah ugu dhufato magaalada Tokyo ee caasimadda u ah dalka Japan, sida laga…

Posted in WARARKA

Dhaqatiirta 40 midi ka soo bixiyay nin calooshiisa

Dhaqatiirta qaliinka ayaa waxa ay caloosha nin bukaan ah ka soo saaren 40 midi kadib marki ay qaliin ninkaas ku sameeyen. Ninka qaliinka lagu sameeyay…

Posted in WARARKA

Booliska oo xiray askari ka tirsan Milatariga oo lagu tuhmay inuu iibinayay walxaha qarxa

Waaxda dambi barista ee booliska Kenya ayaa xabsiga u taxaabtay askari ka tirsan ciidamada difaaca dalka ee loo yaqaanno KDF-ta, askari kale oo horay uga…

Posted in WARARKA

Golaha imaamyada Kenya ee CIPK oo lagu boorriyay in ay midoobaan, kana hor tagaan xagjireynta Dhalinyarada

Madaxa maamul goboleedka Kwale ee gobolka xeebta dalka Salim Mvurya ayaa ka codsaday masuuliyiinta golaha imaamyada iyo muwacidiinta dalka ee loo yaqaanno CIPK laantooda Kwale…