Posted in WARARKA

Warar dheeri ah oo ka soo baxeya isku dhacyo shalay ka dhacay Migori

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qalalaase hareeyay munaasabad aas ahayd oo shalay ka dhaceysay deegaan ka tirsan maamul goboleedka Migori. Waxa uu goobtaas isku…

Posted in WARARKA

Diyaaradaha Turkey-ga oo duqeymo ka fuliyay bartilmaamneedyo ku yaalla gudaha Syria

Ciidamada Milatariga ee dalka Turkeyga ayaa fuliyay duqeymo xoogan oo ay diyaaradohooda dagaalka u geysteen bartilmaameedyo ku yaalla gudaha dalka Syria. Goobaha la duqeeyay oo…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka Libya oo kalsoonida kala noqday Dowladda ay Qaramada Midoobay Taageerto

Dowladda taageerada ka heysata Qaramada Midoobay ee dalka Libya oo hadda fadhigeedu yahay magaalada caasimadda ah ee Tripoli ayaa hoos u dhac weyn la kulantay…

Posted in WARARKA

Aqalka Senete-ka oo ka doodaya war bixinta ku saabsan gudiga IEBC

Mudaneyaasha aqalka Senete-ka ee dalka ayaa la filayaa in ay mar kale hakad galiyaan fasaxooda mudada bisha ah ay ku guda jiraan, si ay uga…

Posted in WARARKA

Haweeney ilmo xaday oo xukun lagu riday

Haweeney dhashay 4 carruur ah oo dhawaan loo xiray eedeymo ku saabsan in ay xaday cunug 3 bilood jir ah ayaa lagu xukumay xarig 4…

Posted in WARARKA

Booliska oo baaraya dilka haweeney meydkeeda la helay

Ciidamada ammaanka ayaa billaabay baaritaanno ku aadan dilka haweeney qeybo ka mid ah meydkeeda oo la jarjaray laga helay xaafadda Umoja ee magaalada tan Nairobi….

Posted in WARARKA

Ciidamada waddanka Nigeria oo dilay saraakil sare ee ka tirsan Boko Xaram

Duqeymo dhinaca cirka ah ee ay qaaden ciidamada militariga waddanka Nigeria ayaa waxa lagu soo waramaya in lagu dilay saraakil sar sare oo ka tirsan…

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska ka qeyb qaadan doona doorashada 2017-ka oo turxan bixin lagu sameeyn doono

Waxda adeega qaran ee booliska ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano NPSC ayaa waxa ay Kenyanka u xaqiijisay in dhamaan ciidamada booliska ee…

Posted in WARARKA

Kerry iyo Uhuru oo kulan wada qaatay

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa waxa u shalay la kulmay xoghayaha arrimaha dibadda ee waddanka Maraykanka John Kerry waxana kulanka laba geesodka ah u ka…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru oo soo xulan doono 7 kamid ah sarakiisha gudiga IEBC kala wareegi doonto xafisyada

Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka dalka ee Cord Raila Odinga ayaa waxa lagu wada in u maanta qabto shir deg deg ah kaas oo u kaga hadli…