Posted in WARARKA

Dabaabadaha Milatariga Turkey-ga oo gudaha u galay Syria

Taangiyo ay leeyihiin ciidamada Milatariga ee dalka Turkey-ga ayaa gudaha u galay dhulka dalka Syria, iyagoo ku guda jira howlgallo ka dhan ah kooxda isku…

Posted in WARARKA

Askariyad ka tirsan booliska oo isku dishay garoonka diyaaradaha

Haweeney askariyad ah oo ka tirsan booliska ka howl gala garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada tan Nairobi ayaa saaka isku toogatay…

Posted in WARARKA

Madaxweynihi hore ee dalka Mwai Kibaki oo lagu wado in maalinta bari u qaliin ku maro dalka Koofur Africa

Madaxweynihi hore ee dalka ee hadda hawlgabka ka noqday siyaasada Mwai Kibaki ayaa lagu wada in maalinta bari qaliin lagu sameeyo si looga saaro xinjir…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigeenka oo ugu baaqay dadaka Kenyanka ah in ay tageeran Jubilee

Madaxweyne kuxigeenka dalka oo booqasha wali ku joogo gobolka xebta dalka ayaa xili u ka hadlaayay deegan barlamaaneedka bati ee hoostagta countiga Lamu ayaa waxa…

Posted in WARARKA

Dhul gariir ku dhuftay bartamaha Taliyaaniga

Ugu yaraan 6 ruux ayaa la aaminsan yahay in ay geeriyooden kadib marki dhul gariir xoog badan u ka dhacay waddanka Taliyaaniga sida ay ku…

Posted in WARARKA

Nin ganacsade ah oo lagu toogtay wadada Uhuru Highway

Nin ganacsade ah ayaa la geeyay isbitaalka MP Shah ee magaaladatan Nairobi kadib marki u dhaawac ka soo gaaray toogasho loo geeystay isku day lagu…

Posted in WARARKA

3 kamid ah ciidamada GSU-da oo geeriyooday halka tira kalena ay dhaawacmen

3 kamid ah ciidamada loo yaqaano GSU-da ayaa waxa ay durbadiiba u geeriyooden dhaawac ka soo gaaray shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta…

Posted in WARARKA

Madaxweynihi hore ee dalka Mwai Kibaki oo lagu wado in maalinta bari u qaliin ku maro dalka Koofur Africa

Madaxweynihi hore ee dalka ee hadda hawlgabka ka noqday siyaasada Mwai Kibaki ayaa lagu wada in maalinta bari qaliin lagu sameeyo si looga saaro xinjir…

Posted in WARARKA

400 oo qof oo ku geeriyooday shilalka mootada ay ku luug leeyihiin

Warbixin la soo saaray ayaa sheegeysay in ilaa iyo biisha January ee sanadkan ay tirada dadka ku geeriyooday shilalka ka dhaca wadooyinka oo ay ku…

Posted in WARARKA

Qarax ka dhacay waddanka Thailand

Hal qof oo u dhashay waddanka Thailand ayaa laba qarax oo galinki dambe ee shalay ka dhacay meel u dhaw hotel ku yaala magaala xeebedka…