Posted in WARARKA

Ciidamada dalka Turkiga oo la wareegay Magaalada Jarablus ee waqooyiga Syria

Ciidamada Militariga Turkiga oo shalay gudaha u galay wadanka ay jaarka yihiin ee Siiriya ayaa gebi ahaan la wareegay gacan ku heynta magaalada Jarablus oo…

Posted in WARARKA

Heshiis taarikhi ah oo dhex-marey Colombia iyo Jabhadda FARC

Xukuumadda Colombia iyo Jabhadda FARC ayaa caasimadda dalka Kuba ee Havana ku kala saxiixdey heshiis taariikhi ah, kaas oo wada hadalkiisu socdey muddo afar sano…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo baaq u diray shacabka

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa baaq la xiriirta nabada iyo xasiloonida u diray shacabka ka hor iyo kadib dsoorashada la filayo in ay dalka ka…

Posted in WARARKA

Musalia mudavadi oo ku eedeyay Gavanayaasha dalka in ay ku guuldaresteen hormarinta iyo meel ka gaarida dowlad goboledyada

Musalia mudavadi oo ah hogaamiyaha xisbiga ANC ayaa eedeyn kulul dusha kala dul dhacay gavanatoorayaasha Maamul goboledyada dalka isagoo ku eedeeyay in ay ku ciyaaren…

Posted in WARARKA

Xassan Wario oo kala diray gudiga ciyaaraha Olyompicada

Wasiirka wasaarada ciyaaraha Hassan Wario ayaa maanta ku dhawaaqay in u kala diray gudigii u xil sarnaa ciyaaraha olympicada, ciyaarahaas oo goor sii horeysay lagu…

Posted in WARARKA

Wadooyinka muhiimka ah oo la xirayo inta uu socdo Shirweynaha TICAD oo shaaca laga qaaday

Iyadoo lagu wado in u furmo shirweynaha lixaad oo ay wadanka japan iyo dalalka Africa uga furmayo magaaladatan Nairobi ayaa waxa hadda la shaaciyay wadooyin…

Posted in WARARKA

Haweeney gacmaha iyo lugaha iska goysay si ay u hesho lacag ceymis ah

Haweeney u dhalatay wadanka Vietnam ayaa qof ay saaxiibo yihiin lacag ku siisay inuu ka gooyo lug iyo gacan, si ay u hesho lacag ay…

Posted in WARARKA

Laanta canshuuraha dalka oo u yeertay gudoomiyaha gudiga la dagaalanka Musuqmaasuqa

Gudoomiyaha gudiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa ee EACC Philip Kinisu ayaa looga yeeray waaxda canshuuraha dalka ee KRA, si uu uga jawaabo su’aalo ku…

Posted in WARARKA

Tirada dadka ku geeriyootay dhul gariirkii Talyaaniga oo kor u dhaaftay 240 qof

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ku dhintay dhul gariir awood badnaa oo maalintii arbacada ahayd ku dhuftay magaalooyin ku yaalla bartamaha dalka Talyaaniga….

Posted in WARARKA

Mudaneyaal ka tirsan baarlamaanka oo u riyaaqay saxiixitaanka hindise sharciyeedka yareynta faa’iidadada bangiyada

Xildhibaanno ka tirsan aqalka Baarlamaanka ee dalka ayaa si diirran usoo dhaweeyay tallaabadii uu shalay madaxweyne Uhuru Kenyatta qalinka ugu duugay hindise sharciyeedka hoos u…