Haweeney gacmaha iyo lugaha iska goysay si ay u hesho lacag ceymis ah

Haweeney u dhalatay wadanka Vietnam ayaa qof ay saaxiibo yihiin lacag ku siisay inuu ka gooyo lug iyo gacan, si ay u hesho lacag ay markaas siineyso laanta ceymiska ee dalkaasi.

Ciidamada booliska dalka Vietnam ayaa arrintaan u xaqiijiyay warbaahinta, iyagoo sheegay in dhacdadaan ay noqotay mid si weyn looga argagaxay.

Haweeneyda falkaan ku kacday oo lagu magacaabo Ly Thi N oo 30 sano jir ah ayaa qiratay in qofka ay saaxiibada yihiin ay siisay lacag dhan 2,200 oo dolar, si uu uga gooyo 1 lug iyo hal gacan.

Waxa kale oo ay sheegtay in ay damacsaneyd in ay arrintaas u aaneysato sidi inuu tareen jiiray oo uu lugta iyo gacanta ka jaray.

Haweeneydaan ayaa hdii ay qorshahaan ku guuleysan lahayd ay heli lahayd lacag ceymis ah oo dhan 150,000 oo dolar, sida uu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Vietnam.

3 thoughts on “Haweeney gacmaha iyo lugaha iska goysay si ay u hesho lacag ceymis ah

  1. I absolutely love your blog.. Pleasant colors & theme.
    Did you build this web site yourself? Please reply back as I’m looking to create my own site and would
    love to know where you got this from or just what the theme
    is called. Many thanks! http://yahoo.net

  2. Its such as you read my thoughts! You seem to know a lot about this, like you wrote the book in it or something.
    I believe that you could do with a few % to pressure the message house a little bit, but instead of that,
    this is great blog. A great read. I will definitely be back. http://bing.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *