Posted in WARARKA

Mashruuca Beyond Zero oo lagu wado inuu dhiso isbitaal ku kacaya balaayiin shilin

Barnaamijka Mashruuca ah ee ay wado marwada 1-aad ee dalka Margret Kenyatta ee loo yaqaanno Biyond Zero ayaa la filayaa in uu guda galo howl…

Posted in WARARKA

Dad mudaharaadeyaal ah oo dilay wasiir ka tirsan xukuumadda Bolivia

Dad mudaharaadeyaal ah ayaa afduubtay kadibna dilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Bolivia oo lagu magacaabi jiray Rodolfo Illanes, sida uu shaaciyay…

Posted in WARARKA

Nin hooyadiis ku dilay Kakamega, kadib markii uu dhex maray muran

Qoys ku dhaqan xaafad lagu magacaabo Emukowa oo ka tirsan degmada Butere ee maamul goboleedka Kakamega ayaa waxaa usoo hoyatay murugo, kadib markii shalay galinkii…

Posted in WARARKA

Ciidamada Ciraaq oo la wareegay magaalo Muhiim ah oo u dhow Mosul

Ciidamada dowladda Ciraaq oo ay taageerayaan diyaaradaha dagaalka ee xulafada reer galbeedka iyo xoogaga qabaa’ilka ayaa gacanta ku dhigay magaalada Istiraatiijiga ah ee Qayyarah oo…

Posted in WARARKA

Waiguru oo lagu wado in ay shaaca ka qaado in ay utartami doonto kursiga gavanatornimo ee countiga Kirinyaga

Wasiiradi hore ee wasaarada dawladd wadaajinta iyo hanaanka qorsheynta Anne Waiguru ayaa waxa lagu wadaa in malinta barito oo sabti ah ay shaaca ka qaado…

Posted in WARARKA

Qaliinka lagu sameeyay Madaxwaynihi hore ee dalka oo lagu guuleystay

Madaxweynihi hore ee dalka kaas oo hawlgab ka noqday siyaasada dalka Mwai Kibaki ayaa qaliin maalinta shalay ahayd lagu sameeyay u noqday mid lagu guuleystay…

Posted in WARARKA

Alfred Mutua oo isaga baxay xisbiga wiper

Gavanaha countiga Machakos Alfred Mutua ayaa fidnimada xalay sheegay in u isaga baxay xisbiga Wiper ee u hoggaamiyaha u yahay Kalonzo Musyoka waxana u shaaca…

Posted in WARARKA

Xarakada Shabab oo weerar ku qaaday hotel kuyaala xebta liido

Ugu yaraan 6 ruux ayaa la dilay kadib marki dagaalyahanada xarakada shabaab ay weerar loo adeegsaday gaari walxa qarxa laga soo buuxiyay ay ku qaaden…

Posted in CIYAARAHA

Manchester City oo isku aadka groupyada la kulmi doonto kooxaha celtic iyo Barcelona

Kooxda Manchester city ee tababare Guardiola ayaa waxa ay la kulmi doonta kooxaha Celtic iyo Barcelona isku aad groupyada ee tartanka Champions liiga ee xili…

Posted in CIYAARAHA

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay bilada ciyaaryahanka ugu wanaagsan ee qaarada Yurup

Ciyaaryahanka u dhashay waddanka Portuqal uuna dheela kooxda ka dhisan magaala madaxda waddanka Spain ee Madrid Real Madrid ayaa waxa markiisa labaad lagu dhawaaqay in…