Posted in WARARKA

Qaar kamid ah Xoogaga Mucaaridka Syria ee magaalada Daraya oo is-dhiibay

Magaalada Daraya oo ku taala koonfurta caasimada Dimishiq ayey ciidamada dowlada Bashar Al Assad go’adoon geliyeen muddo 4 sano ah. Mucaaridka ku hubeysan oo u…

Posted in WARARKA

Golaha Ammaanka oo cambaareeyay tijaabada Waqooyiga Kuuriya ee gantaalkeeda ridada dheer

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si kulul u cambaareeyay tijaabada Waqooyiga Kuuriya ee gantaalkeeda ridada dheer, kaasoo ay dhawaan riday. Xubnaha joogtada ee Golaha…

Posted in WARARKA

Dowlada Japan oo sheegtay in ay u dagaalami doonto sidii Africa ay xubin joogta ah oga noqon lahayd golaha ammaanka

Dowlada dalka Japan ayaa balan qaaday in ay taageero xoog leh siin doonto dowladaha qaarada Africa sida ay ugu guuuleysan lahaayen in ay xubin joogta…

Posted in WARARKA

Mashruuca Beyond Zero oo helay deeq lacageed

Shirkado laga leeyahay dalka Japan ayaa deeq lacageed waxay garsiiyen marwada 1-aad ee dalka margaret Kenyatta si ay ugu wado barnaamijkeeda loo yaqaano Beyond Zero…

Posted in WARARKA

Isbahaysiga Jubilee oo lagu wado in u isticmaalo 2 bilyan

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo kuxigenkiisa William Ruto ayaa waxa lagu wada in 3 maalmood gudahood ay isticmaalan lacag dhan 2 bilyan oo shillinka dalka ah…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Duqeyda beesha luo oo sheegay in ay doonayan in Raila u noqdo musharaxa xilka madaxweynenimo

Golaha duqeyda ee beesha Luo ayaa waxa ay sheegen in ay doonayan in ay arkaan Raila Odinga oo u sharaxan in u qabto xilka madaxweynenimo…

Posted in WARARKA

Dadka Kenyanka ah ayaa sheegay in dawladd goboledyada ay saameyn weyn ku yeeshen dalka

Iyado oo u waddanka maanta maamusayo sanad guuradi 6-aad ee ka soo wareegtay kadib meel marinta dastuurka dalka u yaalo waqti xaadirkan ayaa kala bar…

Posted in WARARKA

Magaalada daraya oo ay isaga baxayaan dadki ku dhaqana

Dadka deeganka iyo dagalyahanada mucaaradka ee ka soo horjeeda jiritaanka xukumadda Dimishiq ayaa waxa ay bilaaben in ay isaga baxaan magaalada daraya si go’doonka mudada…

Posted in WARARKA

Qaramada midoobay oo difaacday go’anka dalkan Kenya ee dib u celinta qaxootiga soomaaliyeed

Qaramada midoobay ayaa waxa ay difacday go’anka xukumadda ay qaadatay kaas oo ku aadan dib u celinta qaxootiga soomaaliyeed ee ku dhaqan xeryaha qaxootiga ee…

Posted in WARARKA

Xoghayaha guud ee gudiga qaran ee ciyaaraha olimpikada oo lagu xiray saldhiga muthaiga

Xoghayaha guud ee gudiga qaran ee ciyaraha olimpikada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano NOC-K Francis Paul ayaa maalinta shalay ahayd loo taxaabay…