Posted in WARARKA

Ciidamada Turkiga oo bartilmaamedsanaya dagalyahanada Kurdish ee ku sugan Jarablus

Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada wadanka Turkiga aya  bilaabay in ay bartilmamedsadaan dagaalayaanada Kurdish eek u sugan  magaalada  istaratiijiga ah ee Jarablus oo  dhacdo koonfurta Suuriya….

Posted in WARARKA

20 rayid ah oo lagu dilay duqeymo Turkiga uu ka fuliyay Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee wadanka Turkiga ayaa duqeymo dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen gudaha dalka Suuriya ku dilay ugu yaraan 20 qof oo rayid…

Posted in WARARKA

Shuruud hor leh oo la xiriirta shaqaleynta macalimiinta

Berito ayaa lagu wadaa in la bilaabo turxaanbixinta lagu sameynayo macalimiin tiradoodu kor u dhafeyso  7000 oo doonayo in ay ka mid noqdaan barayaasha dalka….

Posted in WARARKA

Senetarka Mombasa Xassan Cumar oo dhaliilay miisaniyada la baasmariyay.

Senetarka maamul goboleedka Mombasa Xassan Cumar ayaa hogaamiyasha countigaasi ku dhaliilay  in ay baasmariyeen miisaniyad  ku tilmaamay in anan lagu tixgelin waxyaabaha shacabka muhiim  u…

Posted in WARARKA

Dugsiyada dalka oo berito dib loo furayo

Xili dugsiyeedka sedexaad ee sanadkan oo ka kooban 9  todobaad ayaa lagu wadaa in uu bilowdo  berito oo ay taarikhdu ku beegantahay 29 bishan August…

Posted in WARARKA

Senetarka countiga Elgeyo marakwet oo ka soo hor jeestay in madaxda diimaha ay doorashada guud mareyaan

Senetarka laga  soo doortay maamul goboleedka Elgeyo Marakwet Kipchumba Murkomen ayaa si weyn uga soo horjeestay in   madaxda diimaha ay noqdaan saraakiisha gudiga IEBC oo…

Posted in WARARKA

Madaxweynihii hore ee Mwai Kibaki oo todobaad cisbitaalka ku sii jirayo

Madaxweynihii seddexaad ee dalka Mwai Kibaki oo ku jiro cisbitaal ku yaalo wadanka Koonfur Afrika ayaa lagu wadaa in  ugu yaraan todobaad kale oo dheeri…

Posted in WARARKA

Waxgaradka soomaaliyeed ee Isiolo oo sheegay in aynan qofna u magacaabin jagada gavananimada ee 2017-ka

Golaha ay ku bahobeen waxgaradka soomaaliyeed eek u dhaqan maamul goboleedka Isiolo ayaa shaaca ka qaaday in weli uunan jirin qof ay u soo xusheen…

Posted in WARARKA

Gudomiyaha gudiga IEBC Axmad Issaq Xassan oo sheegay in uu diyar u yahay in uu xilka baneeyo

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC Axmad Issaq Xassan  ayaa sheegay in uusan ka qoomamoneyn hadii uu xilka baneeyo  oo uu dib ugu laabanayo…