Senetarka Mombasa Xassan Cumar oo dhaliilay miisaniyada la baasmariyay.

Senetarka maamul goboleedka Mombasa Xassan Cumar ayaa hogaamiyasha countigaasi ku dhaliilay  in ay baasmariyeen miisaniyad  ku tilmaamay in anan lagu tixgelin waxyaabaha shacabka muhiim  u ah.

Isaga oo ku sugan munasabad loogaga hadlayay sidii loo wanaajin lahaa waxbarashada Mombasa ayuu senetarku sheegay in loo baahanyahay in madaxda ay muhimada koowaad siiyaan  tacliinta.

Waxbarashada ayuu ku  sheegay in ay kaalin weyn ka qaadato horumarka  degaanka .

Isaga oo ka hadlaya  lacagaha loo qoondeyay qalabka  janaasada ayuu sidatan yiri

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *