Posted in WARARKA

Ninka adduunka ugu da’da weyn oo la ogaaday

Ninka adduunka ugu da’da weyn ayaa la ogadayd,ninkan oo lagu magacaabo Mbah Gotho ayaa u dhashay waddanka Indonesia waxana da’adiisu la sheegay in ay tahay…

Posted in WARARKA

Qarax qasaare geystay oo lala beegsaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Yemen

Ugu yaraan 45 ruux ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasoo lagu bartilmaameedsaday saldhig lagu taba…

Posted in WARARKA

3 askari oo loo xiray iney ku lug leeyihiin maqnaanshaha nin dhaqtar ah

Dhanka kale, 3 askari oo kale oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee booliska ayaa la xiray, iyagoo loo heysto maqnaanshaha nin dhaqtar ah oo ka…

Posted in WARARKA

Askar ka tirsan booliska oo loo xiray dil isbitaal loogu geystay qof bukaan ah

2 askari oo ka tirsan ciidamada booliska ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu tuhmay in ay ku lug leeyihiin dil dhawaan qof bukaan ah…

Posted in WARARKA

Dowladda iyo Fallaagada dalka Colombia oo heshiis kala saxiixday

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaqan galiyay Heshiis xabad joojin ah ay dhawaan kala saxiixdeen masuuliyiinta dowladda Colombia iyo xoogaga fallaagada ah ee lagu…

Posted in WARARKA

Booliska oo baadi goobaya askari waardiye ka ahaa xabsi oo baxsad ah

Ciidamada booliska ee ka howl gala maamul goboleedka Narok ayaa wali ku guda jira howlgal ay ku doonayaan in ay kusoo xiraan askari waardiye ka…

Posted in WARARKA

Turxan bixinta lagu sameynaayo madaxa garsoorka dalka iyo kuxigenkiisa oo maanta bilaabatay

Golaha adeega garsoorka dalka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano JSC ayaa waxa u manta si rasmi ah u bilaabay kalfadhiyada lagu raadinaayo…

Posted in WARARKA

Maxkamadda sare ee dalka oo ammar ku bixisay nin ka tirsanaan jiray ciidamada militariga in u bixiyo lacag dhan 30 milyan

Maxkamadda sare ee dalka ayaa waxa ay nin ka tirsanaan jiray ciidamada militariga dalka kaas oo hawlgab ka noqday ciidanka ku ammaartay in u bixiyo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in hawlgaladda ka dhanka ah daacish ay sii socon doonan

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxa u balan qaaday in hawlgalada ka dhanka kooxda isu magacaawday khilaafada Islaamka ee isil iyo ciidamadda Kurdishka…

Posted in WARARKA

Dugsiyada dalka oo maanta dib loo furayo

Xili dugsiyeedka sedexaad ee sanadkan oo ka kooban 9 todobaad ayaa lagu wadaa in uu bilowdo maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 29 bishan August…