Posted in WARARKA

Turkeyga iyo Mucaaradka Syria oo loogu baaqay in ay u midoobaan la dagaalanka Daacish

Wasaaradda gaashaan dhigga ee dalka Mareykanka ayaa ka codsatay dowladda Turkeyga iyo kooxda Kurdiyiinta ah eek u sugan waqooyiga waddanka Syria in ay iska kaashadaan…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa qarax lala beegsaday safaaradda Shiinaha ee dalka Kirigistan

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashay qarax is miidaamin ah oo aroornimadii hore ee saaka lala beegsaday safaaradda waddanka Shiinaha eek u…

Posted in WARARKA

Seneterka Nairobi oo la filayo in uu maxkamadda kasoo hor muuqdo

Seneterka maamul goboleedka Nairobi u matala aqalka odayaasha ee dalka Mike Sonko ayaa lagu wadaa in uu maanta oo talaado ah kasoo hor muuqdo maxkamadda,…

Posted in WARARKA

Arday kuliyada caafimaadka baranaayay oo lala xiriiriyay kooxda ISIL oo la maxkamadeyn doono

2 arday oo kuliyada caafimadka baranaayay oo lagu xiray countiga Malindi kadib marki la sheegay in ay xiriir la leeyihin kooxda ISIL ayaa lagu wada…

Posted in WARARKA

Uhuru iyo Ruto oo seegay ka qeyb galida munasabada lagu dahfuraayay aqalka barlamaanka ee wakiilada countigan Nairobi

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa Munaasabadd maanta lagu dahfuraayay aqalka hoose ee barlamaanka ee wakiilada countigan Nairobi seegay waxana xafladaas ku yimid dib u dhac kadib…

Posted in WARARKA

Dagaalyahanada mucaaradka ee FSA oo ku sii siqaayo magaalada manbij

dagaalyahanada mucaaradka dalka Syria ee FSA ee ka soo horjeedo jiritaanka xukumadda madaxweyne Bashar Al Asad ayna tageeran xukumadda Ankara ayaa waxa ay hormar la…

Posted in WARARKA

2 sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska oo ka soo hormuqday maxkamadda

2 sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska dalka ayaa maalinta shalay ahayd ka soo hormuqday maxkamadda si ay u wajahan eedeymaha ka dhanka ah ee…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaasha gobolka xeebta oo maanta lagu wado in ay dibad baxyo sameeyan

magaalada Mombasa ayaa maanta lagu wada in u ka dhaco dibad bax looga soo horjeedo dilal qorsheysan ee lagula kaco shaqsiyaadka qaar iyado maanta caalamka…