2 sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska oo ka soo hormuqday maxkamadda

2 sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska dalka ayaa maalinta shalay ahayd ka soo hormuqday maxkamadda si ay u wajahan eedeymaha ka dhanka ah ee ah in ay ku luug lahaayen dilka nin ganacsade kuwa waratada ah ee lagu magacaabo Fredrick Musyimi oo 27 sano jir ah kaas oo dil loogu geeystay isbitaalka heerka 4-aad oo kuyaala magaalada Mwingi.

2-dan sarkaal ayaa ka soo hormuqan doona maxkamadda Machakos si ay ugu jawaaban eedeymaha loo heysto waxana sarkaaladan laheysto ay darajadooda dhinaca ciidamada booliska ay tahay isbatoore iyo Corporal waxana ay ka hawlgali jireen xafiiska agaasimaha waxda dambi barista dalka ee DCI-da ee ku yaala countiga Kitui.

Waxa sidoo kale waxda dacwad soo oogista ay saxafada u diiden in ay sawiro ka qaatan sida uu u dhacayay kalfadhiga maxkamadda waxana ay talaabadaaas u cuskaden in ay waxyeelen karto baaritaanada socda kuwaas oo lagu doonayo in lagu helo xoog muhiim ah oo ku aadan dilka ganacsadahaas 27 sano jirka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *