Arday kuliyada caafimaadka baranaayay oo lala xiriiriyay kooxda ISIL oo la maxkamadeyn doono

2 arday oo kuliyada caafimadka baranaayay oo lagu xiray countiga Malindi kadib marki la sheegay in ay xiriir la leeyihin kooxda ISIL ayaa lagu wada in ay maxkamadd ka soo hormuqdan maalinta isniinta ee isbuuca inagu soo aadan.

Ardaydan oo magacyadooda lagu kala sheegay Mohamed Shukri iyo Abdulrazak Abdinuur ayaa waxa lagu xiray magaalada Malindi maalinta axada ahayd kadib hawlgal ay ciidamada ka hortaga falalka argagixisnimo ee ka soo kala jeeday countiyada Nairobi iyo Mombasa ay halkaas ka fuliyeen.

Labadan arday ee la qabtay ayaa waxa ay qab waxbarasho ah ay ku joogen isbitaalka Malindi subcounty kaas oo kuyaala isla countigaas.

Ciidamada ayaa waxa ay sidoo kale bacsanaayan arday 3-aad kaas oo ka baxsaday gacanta ciidamada xiliga ay hawlgalkaas sameynaayen maalinta axada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *