Madaxweynaha kuxigenka dalka oo u ugu baaqay xildhibaanada Jubilee in ay gacan siyen warbixintii laga keenay IEBC

Madaxwyne kuxigeenka dalka William Ruto ayaa ugu baaqay xildhibaanada ku jira isbahaysiga Jubilee in ay taagero u muujiyan warbixintii kasoo baxay gudigii laba geesodka ahaa eek u howlanaa arimaha gusida doorashada iyo xuduudaha dalka ee IEBC.

Qodobaka u Madaxweyne ku xigenka u sheegay xildhibanada in ay si aad ah u tageraan ayaa ah in qofka siyaasiga ah uusan ka bixi Karin xisbi hadiiba mar lasiiiyo tikidka uu ugu tartamayo doorashada.

Hadalkan kasoo Ruto ayaa daba socodaa xilli aqalka barmalaanka uu bilaabay in ay ka doodan warbixintaasi kaso baxday gudiga laba geesodka ah eek u howlanaa dib u eegis ay kusameeyan IEBC.

1 thought on “Madaxweynaha kuxigenka dalka oo u ugu baaqay xildhibaanada Jubilee in ay gacan siyen warbixintii laga keenay IEBC

  1. Hello just wanted to give you a quick heads up.
    The text in your content seem to be running off the screen in Internet explorer.
    I’m not sure if this is a format issue or something to do with web
    browser compatibility but I figured I’d post to
    let you know. The layout look great though! Hope you get the problem resolved
    soon. Cheers http://Bing.Co.uk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *