Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo sheegay in dowladiisa ay garab taagantahay dhalinyarada

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa mar kale xaqiijiyay in dowladdiisa ay ka go’antahay sidii ay awood dhinaca dhaqaalaha ah u siin lahayd dhalinyarada. Mr Kenyatta ayaa…

Posted in WARARKA

Dowladda dhexe oo loogu baaqay in ay caawiso dadka ay saameysay abaarta ku dhufatay deegaano ka tirsan Garissa

Xildhibaanka laga soo doortay kursiga Baarlamaanka ee degmada Lagdheera  ee countiga Garissa  Maxamad Mukhtaar Shiidiye ayaa ugu baaqay  Dowlada dhexe inay  cawinaad u fidiso dadka…

Posted in WARARKA

Qaramada Midoobay oo hakisay gargaarkii bani’aadanimo ee Syria

Hay’adaha dhinaca gurmadka bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa hakad galiyay dhaqdhaqaqyadii gargaarka cuntada, biyaha, iyo daawada loogu geynaayay dadka tabaaleysan ee ku sugan magaalooyinka go’doonsan…

Posted in WARARKA

Laamaha amaanka Nairobi oo baaraya dhimashada nin u dhashay Sacuudiga

Ciidamada booliska ee ka howl gala magaaladatan Nairobi ayaa billaabay baaritaanno ku saabsan dhimashada nin ajnabi ah oo aan la garaneynin sababtii uu u geeriyooday….

Posted in CIYAARAHA

Natiijada ciyaaraha xalay la dheelay ee liig kupka Ingiriiska

Waxa xalay garoomada kala gadisan ee kuyaala waddanka Ingiriiska ka dhacay 8 kulan kuwaas oo ka tirsan koobka liig kupka ee ingiriiska waxana ay kulamadaasi…

Posted in WARARKA

Ciidamada ciraaq oo billaabay howlgal ay kula wareegayaan magaalada Mousil

Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa shalay si rasmi ah u billaabay howlgal ay ku damacsanyihiin in ay kula wareegaan magaalada Mousil oo ku jirta gacanta kooxda…

Posted in WARARKA

Milatariga dalka Jordan oo xirafadahooda la wadaagaya ciidamada Kenya

Ciidamo khaas ah oo ka socda dalka Urdun ayaa maalintii shalay ee talaadada ahayd soo gaaray Kenya, si ay howlgallo tababar ah u la qaataan…

Posted in WARARKA

Nin lagu tuhunsanaa falal argagixisanimo oo damiin lacageed lagu sii daayay

Nin loo heystay in uu ku lug leeyahay falal argagixisanimo ayaa lagu sii daayay damiin lacageed oo dhan 100,000 oo shilinka dalka ah, iyadoo booliskana…

Posted in WARARKA

Khilaaf xoogan oo ka aloosan maamulka jaamacada Moi

Waxa isa soo taraya khilaafka xoogan ee ka aloosan maamulka jaamacadda Moi ee magaalada Eldoret, iyadoo la isku heysto cidii badali lahayd ku xigeenka madaxa…

Posted in WARARKA

Xisbiga Wiper oo u xulatay Kalonzo musyoka in uu hoggaanka u qabto xisbigaasi

Xisbiga Wiper oo uu hoggaamiyo Kalonzo Musyoka islamarkaana ka tirsan isbahaysiga Cord ayaa ku dhawaaqay in doorashada soo socoto Kalonzo uu xisbigaasi ugu tartami doono…