Posted in WARARKA

Musharaxa Madaxweyne ee dalka Mareykanka Donald Trump oo la kulmay Madaxweynaha dalka mexico

Murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa Arbacadii shalay booqasho kadis ah ku tagay dalka Mexico halkaasi oo uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha waddankaasi Enrique Pena-Nieto….

Posted in WARARKA

Ciidamada booliska oo qarxiyay bam shalay laga helay Magaalada Lodwar

Ciidamada booliska kuwaado ku xeel dheer aaladaha qarxa ayaa shalay galab oo arbaca ahayd loo diray Magaalada Lodwar si ay u soo eegan islamarkaana u…

Posted in WARARKA

Natiijo kasoo baxday baaritano lagu sameeyay meydka nin dhaqtar ahaa oo goor sii horeysay meydkiisa la helay

Waxaa natiijo laga soo saaray meydka nin dhaqtar ahaa oo goor sii horeysay meydkiisa laga helay xarunta meydadka lagu keydiyo ee Isbitaalka Maamul goboledka Machakos…

Posted in WARARKA

Suuqyada waaweyn ee xaafadda Islii oo maalintii 2-aad xiran

Waxaa maalintii 2-aad oo isku xigta xiran gabi ahaanba suuqda waaweyn ee ganacsiga xaafadda Islii ee magaalada tan Nairobi, iyadoo uu hakad ku jiro dhaqdhaqaaqii…

Posted in WARARKA

Kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Zika oo laga soo tabiyay Malaysia

Waddanka Malaysia ee ku yaalla koonfurta bari ee qaaradda Asia ayaa laga soo tabiyay kiiskii ugu horreeyay ee ah cudurka Zika oo ay dhaliso isla…

Posted in WARARKA

Chase Bank oo billaabay dhaqan galinta xeerka dhimaya faa’iidada deymaha

Masuuliyiinta bangiga Chase ee ka howl gala dalka ayaa maanta shaaciyay in ay billaabeen dhaqan galinta xeerka yarenta faa’iidada dul saarka ah ee deymaha ay…

Posted in WARARKA

Booliska Kajiado oo baaraya dilka nin meydkiisa oo goo go’an la helay

Ciidamada booliska ee ka howl gala maamul goboleedka Kajiado ayaa maanta billaabay baaritaanno ku aadan dhimashada nin meydkiisa oo googo’an laga helay waddo dhineceeda. Ninka…

Posted in WARARKA

Qeybo ka mid ah dalka oo maanta lagu arkay qorax madoobaad

Magaalooyin dhowr ah oo ka tirsan Kenya ayaa maanta laga soo tabiyay inuu ka jiro qorrax madoobaad saameyn leh oo ay dadka goob joog u…

Posted in WARARKA

Baarlamaanka dalka Gabon oo dab la qabadsiiyay

Wararka ka imaanaya dalka Gabon ayaa sheegaya in dab la qabadsiiyay xaruntii baarlamaanka ee waddankaasi, kadib markii uu bilowday qalalaase siyaasadeed. Waxaa sii xoogeystay isku…

Posted in WARARKA

Michel Temer oo loo dhariyay in u noqdo madaxweynaha Brazil

Kadib marki ay barlamaanka waddanka Brazil u codeeyen in xilka laga xayuubiyo haweeneyda madaxweynaha ka ahayd dalkaas Dilma Rouseff ayaa waxa hadda xilkaas loo dhariyay…