Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Uzbekistan oo la soo sheegayo in u geeriyooday

Waxaa lagu soo waramaya in uu geeriyooday madaxweynihii dalka Uzbekistan oo goor sii horeysay laga deyrinaayay xaladiisa caafimad, Madaxweynahaasi ayaa ahaa madaxweynaha mudada dheer xilka…

Posted in WARARKA

Laba qof oo xubin ka ah Kooxda MRC oo lagu eedeynayo dilalka ciidamo boolis ah oo gacanta ciidamada booliska ku sii jiri doono

Laba qof oo lagu tuhusan yahay in ay katirsan yihiin kooxda MRC ee ka howlgasha Magaalo xebedka Mombasa oo lagu eedeynayo dil goor sii horeysay…

Posted in WARARKA

Laba qof oo burcad ah oo la togtay

Ciidamada booliska ee ka howlgala Magaalada Ruiru ee maamul goboledka Kiambu ayaa waxay toogasha ku dileen laba qof oo lagu tuhmay in ay burcad ahaayen….

Posted in WARARKA

Wakiilada hoose ee barlamanka Countiga Nyeri oo cod u qaaday xilka ka qaadista Gavanaha Countigaasi

Wakiilada hoose ee barlamaanka ee Maamul goboleedka Nyeri ayaa cod u qaaday Gavanaha countigaas Nderitu Gachagua si looga qaado xilka gavananimo. Mooshin ka dhanka ka…

Posted in WARARKA

Qaraxyo qasaare geystay oo lala beegsaday maxkamad ku taalla Pakistan

Ugu yaraan 12 ruux ayaa ku geeriyootay halka 40 kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyo mataano ah oo maanta lala beegsaday maxkamad ku taalla waqooyiga galbeed…

Posted in WARARKA

Siyaasiyiinta Mombasa oo dib u dhigay mudaharaadyo looga soo hor jeedo dilalka ay booliska geystaan

Ururrada u dooda xuquuqda aadanaha iyo hogaamiyeyaasha siyaasadeed ee magaalo xeebeedka Mombasa ayaa ku dhawaaqay in ay dib u dhigeen mudaharaadyo looga soo hor jeedo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru iyo kuxigeenkiisa oo ka baroor diiqaya geerida wasiirkii hore

Madaxweyne Uhuru Kenyatta, ku xigeenkiisa William Ruto, hogaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga iyo hogaamiyeyaal fara badan oo saameyn ku leh siyaasadda dalka…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Uzbekistan oo xaaladdiisa caafimaad laga deyrinayo

Dowladda Uzbekistan ayaa shaacisay in ay aad u liidato xaaladda caafimaad ee madaxweynaha mudada dheer xilka hayay ee dalkaasi Islam Karimov. Arrintaan ayaa horseedi karta…

Posted in WARARKA

8 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Homa Bay

8 ruux ayaa ku geeriyootay halka in ka badan 10 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen shil gaari oo shalay galinkii dambe ka dhacay wadada…

Posted in WARARKA

Wasiir horay uga tirsanaan jiray xukuumadda dalka oo geeriyooday

Xildhibaankii hore ee degmada Narok ahaana wasiir ka tirsanaan jiray xukuumaddii madaxweynihii hore ee dalka Mwai Kibaki, William Ronkorua ole Ntimama ayaa la xaqiijiyay in…