Posted in WARARKA

1 qof oo ku dhintay dab ka kacay guri ku yaalla Tharaka Nithi

Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Tharaka Nithi ayaa sheegaya in uu 1 qof ku geeriyooday dab xoogan oo habeenimadii xalay ka kacay guri ku yaalla…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo sheegay in aysan jirin wax xurguf ah oo u dhaxeysa Kenya iyo Tanzania

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa manta oo sabti ah gaashaanka u daruuray warar ay mudooyinkaan isla dhex marayeen warbaahinta oo sheegayay in uu jiro isku dhac…

Posted in WARARKA

Dadka waratada ee ku dhaqan xafada islii oo banaabax sameeyay

Dadka waratada ee ku dhaqan xafada islii ayaa banaabax sameeyay arrintan ayaa daba socotay kadib markii meelihii ay kugnacsanayeen laga burburiyay arrintaasi oo aad ugu…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo mashaaric kala duban ka furay gobolka xebta dalka

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta iyo kuxigenkiisa oo booqasha ku joogo gobolka xebta ee dalka ayaa halkaas waxay ka fureen mashaaric hormarineed oo kala duban. Shalay…

Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha mucaaradka Dalka Gabon oo sheegtay in uu yahay Madaxweynaha dalkaasi

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Gabon Jean Ping ayaa ku dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha saxda ah ee dalkaasi. Shir jaraa’id oo u ku qabtay magaalada Libreville…

Posted in WARARKA

Dad rusiaanka ah oo ku bixinaaya lacag dhan 35 gini si loogu qodo qabri looguna duugo

Wali dhageyste ma maqashay misa aragtay qof doonayo isago nool in la duugo walina in sidaas lagu sameeyo lacag ku bixinaayo oo raalina ka ah….

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka Zimbabwe oo dib ugu labtay dalkaasi kadib markii uu howla caafimad dibada u aaday

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa dalkaasi ku labtay kadib markii howl caafimaad u talaadadii aynu soo dhafnay u aaday dalka dibadiisa. Robert Mugabe oo…

Posted in WARARKA

Laba Wariye oo lagu weeraray Maamul goboledka Muranga

Wardiyayayaal ilaalinaayay beer lagu magacaabo Kaguzi oo kutaalo Countiga Muranga ayaa waxa ay weerar u gesteen Laba wariye oo ka howlgalayay Countigaasi. Weerarkan loo gestay…

Posted in WARARKA

Qalab casri ah oo lagu baarayo qandhada cudurka Rift valley oo la shaaciyay

Machadka cilmi baarista dalka ee magacooda loo soo gaabiyo KEMRI ayaa shaaca ka qaaday qalab cusub oo casri ah kaaso sida ugu dhaqsiyaha badan ku…

Posted in WARARKA

Gaari laga qaatay OCPD-ga Magaalada Makweni oo dib loo helay

Ciidamada booliska dalka ayaa lagu soo waramaya in ay dib u heleen gaari u lahaa OCPD-ga galbeedka mbooni oo katirsan Maamul goboledka Makuweni. Laamaha kala…