Posted in WARARKA

Madaxweynaha Zimbabwe oo ku gacanseyray in u geeriyooday

Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe  oo  dib ugu soo laabtay dalkiisa  ayaa  ku gacan seyray  hadalada laisla dhex maraayay oo sheegay in u dhintay isaga…

Posted in WARARKA

Booliska oo mid sharci dara ah ku tilmaamay kulan looga hadlaayay muran dhanka dhulka ah

Kulan loo soo qabanqaabiyay in  xal loogu helo muran dhanka dhulka ah oo u dhexeeyo militariga dalka iyo dadka ku dhaqan Kwambuzi oo ka tirsan…

Posted in WARARKA

Garsoore Wanjala oo ka dhawaajiyay qorshihiisa hadii loo magacaabo madaxa cadaalada

Garsoore  Smokin Wanjala ayaa shalay gudiga adeega garsoorka  ee JSC u sheegay in  dhageysiga dacwadii  ku sabsaneyd doorashadii guud ee 2013-ka ay ahayd  kiiskii ugu…

Posted in WARARKA

Ardayda imtixaanada qaran qisha oo la xirayo 10 sano

Maamulka qaran ee imtixaanada dalka ee loo soo gaabiyo KNEC ayaa  doonayo in  la dajiyo shuruuc  qexeysa in qofkii  ka qeyb qaato xatooyada imtixaanada qaran …

Posted in WARARKA

Golaha gavanarada dalka oo cambareeyay xilkaqaadista gavanaha Nyeri

Golaha ay ku bahobeen gavanarada dalka ee loo soo gaabiyo COG ayaa si kulul u cambareeyay xilkaqaadsiti jimcadii lagu sameyay  gavanaha maamul goboleedka Nyeri Nderitu…

Posted in WARARKA

Dowlada Singapore oo xaqiijisay 26 kiis kale oo firuusiga Zika

Wasaarada caafimaadka ee wadanka Singapore ayaa xaqiijisay 26 kiis kale oo la xiriira cudurka zika oo ay ku sheegtay in si maxali ah laisugu gudbiyay….

Posted in WARARKA

Xaalada wadanka Gabon oo dagan kadib natijadii doorashada ee lagu murmay

Xaalada caasimada wadanka Gabon ayaa lagu soo waramaya in ay dagantahay tan iyo shalay  kadib  dibadbaxyo maalmo socday. Dibadbaxyadan ayaa ahaa kuwo loogaga soo horjeedo…

Posted in WARARKA

Nin lagu aasay maqaarka lo’oda

Shacabka ku dhaqan tuulada Getaari  ee maamul goboleedka Nyamira  ayaa dhawaan  la kulmay dhacdo la yaab leh kadib markii meydka   nin da’adiisu tahay 97 sano…

Posted in WARARKA

Ardayda jaamacadaha oo la sheegay in loo qoro in ay ku biraan kooxaha argagixisada

Tirada sara u sii keceysa ee ardayda gacanta lagu dhigayo  kuwaas oo lagu tuhmayo in ay ku biirayaan kooxda ISIS ayaa sii xoojisay walaaca ku…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Hoggaamiyaha cord Raila Odinga oo ku gacan seyray in uu musharax kale tageerayo

Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaradka ee Cord Raila Odinga  ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in musharax kale u tageeri doono sanada 2017-ka si u…