Posted in WARARKA

Fahfaahin kasoo baxeyso qaraxyo mataano ah oo galabnimadii maanta ruxay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan

Qaxaxyo aad u xoogan oo mtaano ay ayaa galbanimadii maanta lagu soo waramayaa in ay ka dhaceen Magaalada Kabul ee caasimada u ah dalak Afghanistan….

Posted in WARARKA

Mudanayaal katirsan garabka mucaaradka oo la filayo in ay ku biiran isbahaysiga Jubilee

Mudanayaal katirsan Xisbiyada siyaasada ee mucaaradka ayaa lagu wadaa isbuucan gudihiisa in ay kubiiran isbahaysiga jubilee xiliga Isbahaysigaasi uu ku dhawaaqayo hal xisbi taaso ka…

Posted in WARARKA

Ganacsatada Khadka oo ka hadashay go’ankii dowlada soomaliya sida KMG ah kujoojisay khadkii loo doofin jiray dalkaas

Ganacsatada khadka ee ku dhaqan gudaha dalkani Kenya gaar ahaan kuwa beerahooda kasoo gooya geedaha khadka ayaa si aad ah ooga soo horjestay go’ankii ay…

Posted in WARARKA

Shan arday oo loo xiray dab khasaaro gestay oo ka kacay skuul kuyaala Countiga Thara Kinithi

Hanti cadadkeeda lagu qiyaasay in ay kor u dhaafeyso 2 Milyan oo shilin ayaa lagu soo waramayaa in ay ku bur burtay dab ka kacay…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha dalka oo sanadka soo socda xariga kajari doona garoon diyaaradeed oo laga dhisayo Isiolo

Madaxweyanaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in horanta sanadka soo socda uu furo garoon diyaaradeed oo laga dhisayo Maamul goboledka Isiolo kaas oo ku…

Posted in WARARKA

Dad badan oo ku dhintay qaraxyo maanta ka dhacay Syria

Ugu yaraan 40 ruux ayaa ku geeriyootay halka tobanaan qof oo kalena ay ku dhaawacmeen ilaa 5 qarax oo intooda badan maanta ka dhacay deegaanno…

Posted in WARARKA

Dad isugu jira ajaanib iyo Kenyan oo lagu qabtay maandooriyaal qiimahooda gaarayo 26 million oo shilin

2 qof oo u dhalatay waddanka Tanzania iyo qof kale oo Kenyan ah ayaa xabsiga loo taxaabay xili ay safrinayeen maandooriyeyaasha mamnuuca ah ee loo…

Posted in WARARKA

Booliska Kiambu oo lagu eedeeyay in ay difaaci waayeen nin ku war galiyay in ay naftiisa khatar ku jirto

Maamul goboleedka Kiambu ayaa baaraya dhacdo ku saabsan dhaawac loo geystay mid ka mid ah darawaliinta dowladda Countiga, kaasoo ay weerar u geysteen kooxo ku…

Posted in WARARKA

Kuuriyada waqooyi oo tijaabisay gantaallo hor leh

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo waramaya in ay tijaabisay 3 gantaal oo ka mid ah gantaallada ridada dhexe ee lagu rakibi karo madaxyada Nuclierka….

Posted in WARARKA

Kooxo hubeysan oo Nairobi ku dilay nin ka mid ah dadka mootooyinka kaxeeya

Qof hubeysan oo aan heybtiisa la aqoonin ayaa toogasho ku dilay nin ka mid ah dadka kaxeeya mootooyinka ee ka howl gala magaalada tan Nairobi….