Posted in WARARKA

Midowga Africa oo bilaabay qorsha ay ku dhexdhexaadinaayen dhinacyada isku haysta dalka Gabon

Iyadoo wali laga deyrinayo qalalaasaha ka jira dalka Gabon oo la xiriirta doorashadii dhawaan natiijadeeda lagu dhawaaqay ayaa waxa hadda lagu soo waramaya in Midowga…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo dhaleeceyn u jeediyay Xukuumadda Jubilee

Hoggaamiyaha isbahayasiga mucaaradka ugu weyn dalka ee Cord Raila Odinga  oo booqasha ku joogo galbeedka dalka gaar ahaan qeybo katirsan Maamul goboleedka Kakamega ayaa waxaa…

Posted in WARARKA

Eedeysano loo haysto falal argagixisnimo oo sheegay in uu u baahan yahay daryeel caafimaad

Eedeysane lala xiriirinayo in uu gacan saar la leeyahay xarakada Alshabaab ee fadhigeedu yahay dalka Soomaliya ayaa Maxkamad kutaalo Magaalada Mombasa u sheegay in xaaladiisa…

Posted in WARARKA

Ganacsatada Khadkan dalkani Kenya oo xisaabinaya khasaaraha maanta kali soo gaaray

Ganacsatada ka ganacsada khadka dalkani Kenya ayaa maanta xisaabayay khasaaraha soo gaaray kadib markii dowlada dalka soomaliya ay goor sii horeysay ku dhawaaqen in si…

Posted in WARARKA

Senetarada oo yeelan doona fadhi ay ooga hadlayaan arrinta Gavanaha Maamul goboleedka Nyeri

Senetarada dalka ayaa lagu wadaa in ay yeeshan kulan aan caadi ahayn oo socon doono muddo laba maalin laga bilaabo maalinta arbacada ah ee berito….

Posted in WARARKA

Xildhibanka degmada mutuga oo codsi u diray Maxkamada kutaalo Maamul goboledka Kwale

Xildhibaanka degmada Matuga u matala aqalka baarlamaanka ayaa waxaa uu codsi u diray Maxkamada kutaalo Magaalada kwale taas oo ku aadan in la sii daayo…

Posted in WARARKA

Dowladda Afganistan oo ku dhawaaqday in lasoo af jaray howlgalkii laga fulinayay xarun ay weerareen Taliban

Masuuliyiinta laamaha ammaanka ee dalka Afganistan ayaa xaqiijiyay in ciidankooda ay soo af jareen howlgal lagula tacaalayay weerar ay dagaalyahanno ka tirsan kooxda Taliban ku…

Posted in WARARKA

Gabar ardayad ah oo geeriyootay kadib markii ay cabtay Kiimiko

Gabar wax ka dhigata fasalka 4-aad ee dugsiga sare ayaa geeriyootay halka mid kalena la dhigay isbitaalka, kadib markii ay cabeen kiimikada loo yaqaanno methanol…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo booqday qoyska wasiirkii hore ee geeriyooday

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa maanta booqday qoyska uu kasoo jeedo wasiirkii hore ee xukuumaddii Kibaki, William ole Ntimama oo dhawaan geeriyooday. Madaxweynaha oo ay wehlinayeen…

Posted in CIYAARAHA

Peter Shilton oo sheegay in ay habooneyd in Rooney u mar hore ka fadhiisto ciyaaraha caalamka

Kaptanki hore ee xulka Ingiriiska Peter Shilton ayaa sheegay in ay habooneyn in kaptanka iminkan ee xulka Ingiriiska ay qurxoonan lahayd in u isaga fadhiisto…