Posted in WARARKA

Maxkamad kutaalo London oo Xukun ku riday nin lagu eedeynayo falal xagjirnimo ah

Maxkamada magaalada London ayaa Salaasadii shalay xukun ku riday Wadaadka lagu tuhunsan yahay falalka Xagjirka ah ee lagu magacaabo Anjem Choudary oo tan iyo bishii…

Posted in WARARKA

Nin lagu tuhunsan yahay falal argagixiso oo gacanta booliska ku sii jiri doona

Nin looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay kooxaha loogu yeero argagixisada islamarkaana ay booliska si aad ah ugu dawajireen ayaa gacanta ciidaamada ku…

Posted in WARARKA

Senetarada oo kasoo horjestay in gudigii loo xil saaray xil ka qaadista gavanaha Nyeri

Senetarada dalka ayaa ka soo horjestay mooshin ah in gudi 11 xubnood ka kooban in ay baaritano ku sameeyan eedeymaha loo soo jeediyay gavanaha Maamul…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Jubilee oo laga codsaday in faahfaahin ay ka bixiyan lacagaha ay u adegsanayan furitanka xisbiga Jubilee

Hoggaamiyayaasha isbahaysiga Mucaaradka ugu weyn dalka ee Cord ayaa ka dalbaday jubilee in ay fahfaahin ka bixiso lacagaha ay u istcimaalayaan qorshaha ay ku dahfurayaan…

Posted in WARARKA

Faahfaahin kasoo baxeysa kaluumeysato ku dhimatay biyaha Kenya

4 nin oo kaluumeysato ah ayaa lagu soo waramay in ay ku geeriyoodeen biyaha badweynta India ee ay leedahay Kenya, iyadoo kaluumeysato kalena ay musiibadaasi…

Posted in WARARKA

Madaxweyne kuxigeenka dalka oo ku baaqay in dhalinyarada ay bartaan xirfadaha beeraha

Madaxweyne kuxigeenka dalka William Ruto ayaa ku baaqay in sare loo qaado nidaamka wax barashada Kenya, si loo soo saaro dhalinyaro leh xirfado heer sarreeya…

Posted in WARARKA

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 50 million oo caruur ah ay ku bara keceen colaado

Hay’adda UNICEF ee hoos tagta Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaallada iyo saboolnimada ka jirta caalamka ay sababeen in ay bara kacaan carruur ay tiradooda…

Posted in WARARKA

Booliska oo qabtay nin haweeney meydkeeda ku ridaya wabiga Nairobi

Ciidamada amaanka ayaa saaka gacanta ku dhigay nin la sheegay in uu meydka qof dumar ah ku dhex ridaayay wabiga lagu magacaabo Nairobi River. Ninkaan…

Posted in WARARKA

Kooxda ISIL oo gudaha Syria ku dishay ciidamo ka tirsan Milatariga Turkeyga

3 askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga dalka Turkeyga ee ku sugan gudaha dalka Syria ayaa lagu dilay gantaallo ay rideen xoogaga kooxda isku magacowday…

Posted in WARARKA

Madaxda maamul goboleedyada oo sheegay in ay maxkamad la tiigsan doonaan xil ka qaadistii barasaabka Nyeri

Masuuliyiinta golaha ay ku bahoobeen madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa wacad ku maray in ay maxkamadda la tiigsan doonaan sidii ay waxba kama jiraan uga…