Christian Eriksen oo khalinka ku duugay khandaraas cusub

Laacibka u dhashay waddanka Denmark khadka dhexena kaga dheelo kooxda Tottenham Christian Eriksen ayaa  waxa u shaaca ka qaaday in u kooxdiisa u saxiixay heshiis u kula joogayo ilaa iyo sanadka 2020-ka.

24 sano jirkan ayaa waxa kooxda uu u dheelay 134 kulan tan iyo marki u kooxdaas kaga soo biiray kooxda Ajax biisha August sanadki 2013-ka waxana u xili ciyaareedki aanu soo dhaafnay uu u dhaliyay 8 gool iyado oo ay kooxdaasna ku dhameysatay kalinta 3-aad ee kala horaynta horyalka Ingiriiska.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *