Posted in WARARKA

Maxkamad ku taalla Falastiin oo is hor taagtay doorashooyinka maxaliga ah

Maxkamad uu fadhigeedu yahay dalka Falastiin ayaa amar ku bixisay in la hakiyo doorashooyinka maxaliga ah ee la qorsheynayay in ay ka dhacaan daanta galbeed…

Posted in WARARKA

Rag lagu tuhunsanyahay in ay gabdho schooley ah afduubteen oo gacanta lagu dhigay

2 nin oo lagu tuhunsanyahay in ay ka dambeeyaan afduub loo geystay 2 gabdhood oo wax ka dhigata dugsiga sare ayaa shalay lagu xiray maamul…

Posted in WARARKA

Booliska Nyeri oo xiray arday muqaadaraad isticmaaleysay

Ciidamada booliska ee ka howl gala maamul goboleedka Nyeri ayaa maqribnimadii  xalay xabsiga u taxaabay 10 arday oo wax ka dhigata dugsiga sare, kuwaasoo xiligaas…

Posted in WARARKA

2 waardiye oo lagu dilay Kakamega

2 nin oo waardiyeyaal ah ayaa dil loo geystay kadib markii ay koox hubeysan jabsadeen meherad lagu iibiyo cabitaanka Coca Cola oo ku taalla magaalada…

Posted in WARARKA

Xurgufta u dhaxeysa Iran iyo Saudi Arabia oo circa isku sii shareertay

Waxaa si aad ah usii xoogeystay dagaalka xaga afka ee u dhaxeeya dowladaha Iran iyo Saudi Arabia, xili uu hadda labada dal u dhexeeyo muran…

Posted in WARARKA

Shacabka xaafadda Buruburu oo dilay rag lagu tuhmay burcadnimo

3 qof oo lagu tuhunsanyahay in ay yihiin dambiileyaasha geysta falalka dhaca ah ayaa lagu dilay 2 dhacdo oo kala duwan oo saacadihii dambe ee…

Posted in WARARKA

Maxkamadda Zimbabwe oo meesha ka saartay go’aanka lagu mamnuucay mudaharaadyada looga soo hor heedo Mugabe

Wararka ka imaanaya dalka Zimbabwe ayaa sheegaya in maxkamadda sare ee dalkaasi ay soo saartay xukun lagu baabi’inayo go’aan horay u jiray oo mamnuucayay in…

Posted in WARARKA

Qalalaasaha Schoollada oo la filayo in looga hadlo kulanka ay madaxda dugsiyada ku yeelanayaan Nakuru

Ajandaha ku saabsan deganaansho la’aantii hareysay qaar ka mid ah Schoollada dalka ee sanad dugsiyeedkaan ayaa lagu wadaa in uu hareeyo kulanka la filayo in…

Posted in WARARKA

Madaxa maamul goboleedka Meru oo sheegay in ay naftiisa khatar ku jirto kadib markii la mamnuucay dhoofinta qaadka

Maalmo kadib markii ay dowladda Somalia mamnuucday duulimaadyadii qaadka siday ee tagi jiray magaalooyin ka mid ah Somalia ayaa waxa arrintaas ay saameyn ku yeelatay…

Posted in WARARKA

Maamulka Degmada Lagdheeraa oo jawaab ka bixiyay cabasho dhanka biyaha ah oo kasoo yeertay shacabka Madogashe

Masuuliyiinta maamulka Sub Countiga Lagdheeraa ee hoos taga dowlad goboleedka Garissa ayaa ka jawaabay cabasho kasoo yeertay qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada…