Posted in WARARKA

Hoggaamiye ka tirsan mucaaradka Syria oo duqeyn lagu dilay

Hoggaamiye sare oo dhinaca Milatariga ah, ahna ninkii aasaasay kooxda mucaaradka Syria ee la magac baxday Jabhat Fatah al-Sham oo horay loogu yaqaanay Nusra Front…

Posted in WARARKA

Booliska Siaya oo ugaarsanaya macalin baxsad ah oo fara xumeeyay carruur arday ah

Wararka naga soo gaaraya maamul goboleedka Siaya ayaa sheegaya in booliska magaalada Bondo ay ku raad joogaan nin macalin ah oo baxsaday kaddib markii uu…

Posted in WARARKA

Askari ka tirsanaan jiray booliska oo xabsiga loo taxaabay kadib markii lagu tuhmay argagixisanimo

Ciidamada ammaanka ee ku sugan magaalada Mombasa ee gobolka xeebta dalka ayaa xabsiga u taxaabay askari horay uga tirsanaan jiray booliska sida Milatariga u tababaran…

Posted in WARARKA

Wasaaradda arrimaha gudaha oo ku dhawaaqday in maalinta Isniinta ay tahay Fasax Qaran si loogu dabaal dago ciidul adxa

Maalinta Isniinta ah ee ay taariikhda ku beegantahay 12-ka bishaan September ayaa loo aqoonsaday in Kenya ay u tahay Fasax Qaran, maadaama ay ku aadantahay…

Posted in WARARKA

Dowladda Turkeyga oo shaqada ka joojisay macalimiin lala xiriirinayo kooxda PKK

Masuuliyniita dowladda Turkeyga ayaa amar ku bixiyay in shaqada laga joojiyo in ka badan 11,000 oo macalin oo lagu tuhmay in ay gacan saar la…

Posted in WARARKA

Kuuriyada waqooyi oo sameysay tijaabo cusub oo hubka Nuclierka ah

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in ay si buuxda ugu guuleysatay tijaabadii abid ugu weyneyd ee ay ku sameysay hubkeeda Nuclierka. Televishanka ku hadla afka…

Posted in WARARKA

Xildhibaanno badan oo qorsheynaya in ay isaga baxaan xisbiyadooda siyaasadeed

Mudaneyaal fara badan oo ka tirsan aqalka baarlamaanka ee dalka ayaa qorsheynaya in ay faarujiyaan xisbiyada siyaasadeed ee ay hadda ka tirsan yihiin, iyagoo ka…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Raila Odinga oo dib usoo cusbooneysiiyay eedeymaha ku saabsan lacagta Eurobond

Hoggaamiyaha xisbiga ODM iyo Isbahaysiga mucaaradka ah ee CORD Raila Odinga ayaa mar kale masuuliyiinta dowladda ka dalbaday in ay cadeeyaan habkii loo isticmaalay dhaqaalaha…

Posted in WARARKA

5,000 oo qof oo Kenyan ah oo u safray xajka sanadkaan

Ugu yaraan 5,000 oo qof oo u dhalatay Kenya ayaa u safartay magaalada Mecca ee waddanka Saudi Arabia, si ay uga qeyb qaataan gudashada waajibaadka…

Posted in WARARKA

2 qof oo ku dhimatay gaari xamuul ah oo ku dhex dhacay wabi

2 ruux ayaa geeriyootay halka mid kalena uu dhaawac culus soo gaaray kadib markii uu gaari weyn oo xamuul ah ku dhex dhacay wabiga Kaiti…