Posted in WARARKA

Xiisado ka soo cusboonaaday countiga Elgeyo marakwet

Hal ruux ayaa lagu dilay xiisado ka soo cusboonaaday countiga marakwet kaas oo u dhexeeya xoola dhaqato aagaas ku dhaqan waxana dilka halkaas qof u…

Posted in WARARKA

Warshad ku taala bangaladesh oo u dab ka kacay

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhimatay halka 50 kalena ay ku dhaawacmen kadib marki warshad kutaala magaala madaxda waddankaas ee Dhaka u dab ka…

Posted in WARARKA

Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray sidii loo soo afjari lahaa colaada ka aloosan Dalka Syria

Mareykanka iyo Ruushka ayaa ku heshiiyay qorshe loogu talagalay in lagu dhameeyo colaadda ka aloosan gudaha waddanka Suuriya, iyo bilowga hannaan siyaasadeed oo ku meelgaar…

Posted in WARARKA

Ardayda deeqda waxbarashada ka helay oo ku biireysa Jaamacadaha iyo kolejyada gaarka loo leeyahay oo la shaaciyay

Waxaa maalintii shalay oo jimco ahayd shaaca laga qaaday ardayda deeqda waxbarasho ka helay dowlada dalka oo ku biireysa jaamacadaha iyo kolejyada sida gaar ah…

Posted in WARARKA

Aska William ole Ntimama oo ku baxeysa lacag dhan 33 milyan oo shilin

Aaska loo sameyn doono wasiirkii hore ee dowlada hore katirsanaa William ole Ntimama ayaa la sheegay in ay ku bixi doonto lacag dhan 33 milyan…

Posted in WARARKA

Macalin loo xiray in uu ardayda ku booriyay in ay schoolkooda dab qabadsiiyaan

Macalin wax ka dhiga schoolka sare ee Keringet ee kuyaala koonfurta degmada Kuresoi ee Maamul goboledka Nakuru ayaa la xiray kadib markii lagu eedeeyay in…

Posted in WARARKA

Caro ka dhalatay tijaabada nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi

Kuuriyada Koonfureed ayaa taxadar xumo halis badan ku tilmaantay tijaabadii nukliyeerka ee ay shalay samaysay Kuuriyada Waqooyi. Madaxwaynaha Kuuriyada Koonfureed Park Geun-hye, ayaa sheegtay in…

Posted in WARARKA

Sedex katirsan Militariga Turkiga oo lagu dilay dalka Syria

3 askari oo ka tirsan ciidamada Milatariga dalka Turkeyga ee ku sugan gudaha dalka Syria ayaa lagu dilay gantaallo ay rideen xoogaga kooxda isku magacawday…

Posted in WARARKA

Dhiiga DNA-da ee wariye goor sii horeysay ku geeriyooday Kilifi oo loo qaaday Konfur Africa

Waxa in mudda ah la sii sugi doonaa baaritanka lagu waday wariye u shaqeyn jiray shirkada standard Group oo goor sii horeysay si khaflad ah…

Posted in WARARKA

Dowlada Kenya oo kala hadleya Soomaliya sidii xayiraada looga qadi khadka loo dhoofin jiray dalkaasi

Dowlada dalka ayaa waxay bilawday wadahadal ay la galeyso dowlada soomaaliya oo la xiriira sidii soomaaliya ay dalkan Kenya ooga qaadi lahayd xayiraada ay galisay…