Posted in WARARKA

Dowlada dalka Turkiga oo hadda si rasmi ah u codsatay In lasoo xiro Fatxullah Gulen

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegeysa in xukuumadda Ankara ay haatan si rasmi ah u codsatay in loo soo xiro wadaadka fadhigiisu yahay Mareykanka ee Fatxullah…

Posted in WARARKA

Mwai Kibaki oo dib ugu soo labtay dalka

Madaxweynihii hore ee dalka Mwai Kibaki ayaa lagu soo waramayaa in uu dalka dib ugu soo labtay kadib markii xaalad caafimad loogu qaaday dalka konfur…

Posted in WARARKA

Ganacsatada khadka dalka oo nafis dareemay

Ganacsatada iyo beeraleyda khadka ee dalkan Kenya ayaa hadda u muuqataa kuwa nafis dareemay kadib markii dowlada Soomaliya ay xayiraada ka qaaday khadkii loo dhoofin…

Posted in WARARKA

Hogaamiyayaasha iyo shacabka ku dhaqan Countiyada Isiolo iyo Garissa oo baaq nabaded loo diray

Hogaamiyayaasha Maamul goboledyada Garissa iyo Isiolo oo deris ah ayaa loogu baaqay in ay hor kacaan shacabkooda iyo mas’uuliyiinta kale ee maamuladaasi si xasilooni loo…

Posted in WARARKA

Sedex qof oo lala xiriirinayo weerarkii saldhiga booliska Mombasa oo xabsiga ku sii jiri doona

Waxaa maanta oo talaada ahayd maxkamada la soo taagay sedex dumar ah oo lagu eedeynayo in ay wax ka ogaayen weerarkii ay 3 dumar ah…

Posted in WARARKA

Gavanaha Maamul goboledka Garissa oo maanta markale kasoo hormuqday Maxkamada

Gavanaha Countiga Garissa Nadiif Jaamac Aadan  ayaa maanta ka soo hor muqday maxkamada magaalada Garissa iyado maanta ay ahayd in si rasmi ah uu uga…

Posted in WARARKA

Shir looga hadlayo caafimaadka oo maanta ka dhacaya Nairobi

Aqalka madaxtooyada ee magaalada tan Nairobi ayaa waxaa maanta ka dhacaya shir ballaaran oo looga hadlayo halka ay marayaan howlaha dhinaca caafimaadka ee dalka. Kulankaasi…

Posted in WARARKA

Xuukumada Washington oo shaacisay dilka madixii dacaayaadka ee ururka DAACISH.

Wasaarada difaaca dalka maraykana ayaa xaqiijisay dilka Abu Maxamed AL-adnaani oo ahaa madixii dacaayadda ee kooxda dowlada islaamka . Pentegonka maraykanku waxa ay sheegeen in…

Posted in WARARKA

Biyo la’aan baahsan oo soo food saareysa Nairobi

In badan oo ka mid ah dadka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee magaalada Nairobi ee caasimadda dalka ayaa lagu wadaa in ay 2 maalmood…

Posted in WARARKA

Arday dhigta dugsiga sare oo isku dilay Elgeyo Marakwet

Wararka naga soo gaaraya maamul goboleedka Elgeyo Marakwet ayaa sheegaya in uu is dilay arday wax ka dhigan jiray fasalka 4-aad ee dugsiga sare. Sababta…