Posted in WARARKA

Hoggaamiye kooxeedka Liibya oo qabsaday Xarumaha Shidaalka iyo Beesha Caalamka oo cambaareysay

Hoggaamiye kooxeedka Liibiya ee Gen.Haftar ayaa gebi ahaan la wareegay 4-ta xarumood ee batroolka dalka Liibiya, ciidamadiisa ayaa Salaasadii shalay la wareegay Warshada Batroolka ee…

Posted in WARARKA

Sedex qof oo lala xiriirinayo weerarkii saldhiga booliska Mombasa oo maanta markale kasoo hormuqday Maxkamada

Waxa maanta oo arbaca ahayd markale maxkamada la soo taagay sedex dumar ah oo lagu eedeynayo in ay wax ka ogaayen weerarkii ay 3 dumar…

Posted in WARARKA

16 oo ku dhaawacantay shil gari oo ka dhacay wadada juja

16 qof ayaa lagu soo waramaya in ay ku dhawacmeen shil gaarii oo maanta oo arbaca ahayd ka dhacay wadada juja road meel aan sidaas…

Posted in WARARKA

Qiimaha lagu kala ibsado baasinka oo hoos u dhacay

Qiimaha lagu kala ibsado baasinka guud ahaan dalka ayaa lagu wadaa in uu hoos u dhaco Sh3.74 halkii liitarba halka naftada cad iyo gaaskana lagu…

Raila-Odinga
Posted in WARARKA

Masuuliyiinta xisbiga ODM oo ku kulmaya Jarmalka

Saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaradka ah ee ODM ayaa lagu wadaa in ay dhawaan kulan wada tashi ah ku yeeshaan waddanka Jarmalka, iyagoo isla…

Posted in WARARKA

Fannaanka Kevin Bahati oo raali galin ka bixiyay go’aankii uu ugu fariistay kursiga madaxweynaha xiligi ay socotay munaasabadii Jubilee

Maalmihii lasoo dhaafayba waxaa isasoo taraayay dhaleeceynta loo jeedinaayay fannaanka Kevin Bahati oo kursiga madaxweynaha ku fariistay maalintii Sabtida ahayd xili ay socotay munaasabadii xariga…

Posted in WARARKA

Duufaantii ugu xooganeyd sanadkaan oo ku dhufatay Taiwan

Qeybo ka mid ah dalka Taiwan ayaa lagu soo waramayaa in ay xayiranyihiin dhaqdhaqaaqyadii dadka, kadib markii ay waddankaasi ku dhufatay duufaantii ugu xooga badneyd…

Posted in WARARKA

Shaqaalaha caafimaadka ee Eldoret oo ku hanjabay shaqo joojin

Shaqaalaha caafimaadka ee ka howl gala magaalada Eldoret ee maamul goboleedka Uasin Gishu(Wasin Gishu) ayaa ku goodiyay in ay ku dhaqaaqi doonaan gadood shaqa joojin…

Posted in WARARKA

QM oo amaantay xabad joojintii isniintii ka dhaqan gashay dalka Syria.

Wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha dalka Syria Staffan de Mistura ayaa  shaaciyay in xabad joojinta ku meel gaarka ah dalka Syria ka…

Posted in WARARKA

Israel oo Mareykanka ka heleysa kaalmadii Milatary ee abid ugu badneyd

Dowladda Mareykanka ayaa ogolaatay in ay saxiixdo heshiis kaalmo dhinaca Milatariga ah lagu siinayo Israel, kaasoo ay ku baxeyso lacag balaayiin dollar ah. Saraakiil u…