Posted in WARARKA

Dowladda Japan oo gawaari ugu deeqday laanta socdaalka ee dalka

Masuuliyiin ka socota dowladda Japan  ayaa maanta waxa ay wasaaradda arrimaha gudaha iyo isku duwidda amaanka qaranka ku wareejiyeen gawaari loogu tala galay in ay…

Posted in WARARKA

Booliska Mareykanka oo xiray nin loo heysto inuu Masaajid gubay

Ciidamada booliska ee dalka Mareykanka ayaa xabsiga u taxaabay nin 32 sano jir ah oo loo heysto eedeymo ku saabsan weerar dhawaan dab lagu qabadsiiyay…

Posted in WARARKA

Laanta duulista hawada oo walaac ka muujisay burburka diyaaradaha ee kusoo kordhay dalka

Masuuliyiinta laanta duulista hawada ee dalka ayaa walaac xoogan ka muujiyay sare u kaca shilalka diyaaradaha ee ka dhaca dalka, kuwaas oo ay ku tilmaameen…

Posted in WARARKA

Gaari uu leeyahay wasiir ka tirsan xukuumadda oo ka mid noqday gawaari sharciga lagala noqday

Gaari noociisu yahay Range Rover oo uu leeyahay wasiirka wasaaradda biyaha iyo waraabka ee dalka Eugene Wamalwa ayaa ka mid noqday gawaari fara badan oo…

Posted in WARARKA

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ansixiyay isbadalkii lagu sameeyay sharciga doorashada

Aqalka madaxtooyada ee looga arrimiyo dalka ayaa shaaciyay in madaxweyne Uhuru Kenyatta uu saxiixay hindise sharciyeedka isbadalka lagu sameeyay ee xeerka doorashada. Sharcigaasi ayaa waxa…

Posted in WARARKA

Shil tareen oo ka dhacay dalka Pakistan

Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhimatay halka in ka badan 150 kalena ay ku dhaawacmeen shil tareen oo xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay…

Posted in WARARKA

Mareykanka oo cuna qabateynta ka qaadaya dalka Burma

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay cunaqabateynta dhinaca dhaqaalaha ee ay in muddo ah ku hayeen wadanka Myanmar oo sidoo kale loo yaqaanno…

Posted in WARARKA

Booliska oo xaafada Kileleshwa ku dilay nin burcadnimo lagu tuhmay

Ciidamo ka tirsan booliska ka howl gala magaalada tan Nairobi ayaa toogasho ku dilay 1 nin oo burcadnimo lagu tuhmay, kadib markii ay howlgal fuliyeen…

Posted in WARARKA

Madaxa maamul goboleedka Nyeri oo taageero ka helay aqalka Senete-ka

Madaxa maamul goboleedka Nyeri Nderitu Gachagua ayaa sii joogi doona xafiiskiisa, kadib markii ay xildhibaannada aqalka Senete-ka gaashaanka ku dhufteen go’aankii ay dhawaan golaha wakiillada…

Posted in WARARKA

Arday dhiganaayay jaamacada Kimathi oo ku dhintay wabi ku yaalla Nyeri

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhacdo maalintii Jimcada ahayd ee la soo dhaafay laga soo tabiyay wabi ku yaalla meel u dhow magaalada Nyeri….