Posted in WARARKA

Dad kor u dhaafaya 20 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay masaajid ku yaala dalka Pakistan

Wararka inaga soo gaarayaan dalka Pakistan ayaa waxay sheegayaan in dad kor dhaafay 20 qof lagu dilay qarax maanta oo jimco ahayd ka dhacay dalkaasi….

Posted in WARARKA

Ciidamada Israel oo toogasha ku dilay afar qof oo sedex kamid ah ay u dhasheen dalka Phalastin

Ciidamada booliska ee dalka Israel ayaa toogasha ku dilay Sedex qof oo falastiiniyiin ah iyo qofka kale oo u dhashay dalka Urdun 24-tii saacadood ee…

Posted in WARARKA

Jubilee oo markale ku celisay in qofka tikadka xisbigaas la siin doono uu noqon doono qof ay soo xusheen dadweynaha

Xisbiga Jubilee ayaa mar kale waxay ku celiyeen in qofka doonayo in uu tartamo xil siyaasadeed islamarkaana ka soo jeeda xisbigas Jubilee aan la siin…

Posted in WARARKA

Dowlada oo sheegtay in ay baarayaan in weerarkii ka dhacay Mombasa ay ku lug lahaayen kooxda ISIL

Dowlada dalka ayaa sheegtay in ay baaritaan xoog leh ku hayaan weearkii isbuuci la soo dhaafay lagu qaaday saldhiga booliska ee kuyaala bartamaha Magaalada Mombasa….

Posted in WARARKA

Fahfaahin kasoo baxeyso mas’uuliyin ka socday bangiga aduunka oo kulamo ku lahaa deeganada dhadhaab iyo fafi

Deganada dhadhaab iyo Faafi ayaa waxaa mal mahan socdaal ku joogay wafdi balaaran oo ka socday  bangiga adduunka waxayna kulamo la yesheen dadka degaanka iyo …

Posted in WARARKA

Ciidamada Ethiopia oo Kenya ka cawinaya sidii dib loogu soo celin lahaa xoolo laga dhacay Countiga Marsabit

Laamaha amaanka ee dalka Ethiopia ayaa waxay ka balan qaaden dowlada dalkan Kenya in ay ka caawin doonaan sidii ay dib ugu soo celin lahaayen…

Posted in WARARKA

Adeegii biyaha ee Nairobi oo dib u bilowday

Waxda adeega biyaha ee maamul goboleedka Nairobi ayaa u xaqiijisay shacabka ku dhaqan magaalada caasimadda ah in dib loo soo celiyay adeegii biyaha oo hakad…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta Nyeri oo ku dhaqaaqay gadood shaqa joojin ah

Howlihii caafimaad ee guud ahaan isbitaallada dowladda ee maamul goboleedka Nyeri ayaa istaagay, kadib markii ay gadood shaqo joojin ah ku dhaqaaqeen shaqaalaha caafimaadka oo…

Posted in WARARKA

Dagaal ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Elgeyo Marakwet

Xiisado colaadeed ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta ka taagan yihiin deegaan ka tirsan maamul goboleedka Elgeyo Marakwet, kadib markii ay halkaas kasoo cusboonaadeen…

Posted in WARARKA

Mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay Paris

Ugu yaraan 12 ayaa ku dhaawacantay isku dhacyo ka dhashay mudaharaad rabsha watay oo ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. Booliska Faransiiska ayaa…