Fahfaahin kasoo baxeyso mas’uuliyin ka socday bangiga aduunka oo kulamo ku lahaa deeganada dhadhaab iyo fafi

Deganada dhadhaab iyo Faafi ayaa waxaa mal mahan socdaal ku joogay wafdi balaaran oo ka socday  bangiga adduunka waxayna kulamo la yesheen dadka degaanka iyo  masuuliyinta Garissa County.

Wafdigan ayaa maanta waxay kulan balaaran la qateen xildhibanada dhadhaab , faafi iyo masuliyiin ka socday countiga Garissa oo ay kawada hadleen lacago la doonayo in  bangiga aduunka uu siiyo dowlada kenya laguna maalgaliyo degaanada ay qaxotiga ku nool yihiin.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *