Posted in WARARKA

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Mid ka mid ah Saraakiisha sare ee IS

Waxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah lagu dilay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda IS. Hoggaamiyahan oo lagu…

Posted in WARARKA

ODM iyo Jubilee oo maalinta berito ah isu soo baxyo ku dhigi doono Magalada tan Nairobi

Xisbiyada kala ah ODM  uu hoggaamiyo Raila Odinga iyo Jubilee oo uu horkacayo Madaxweynaha dalka ayaa lagu wada in maalinta berito ah ay Magaaladatan Nairobi…

Posted in WARARKA

Ururada Macalimiinta iyo Gudiga adeega Macaliminta oo kulan ka yeelan doona arrinta mushaar kor dhinta bisha Soo socota

Gudiga u qaabilsan adeega macalimiinta ayaa shalay yeeshay kulan ay ku gorfeynaayen xiliga la qaban karo shir looga arinsanayo mushaar kor dhinta ay macalimiinta dalbanaayan….

Posted in WARARKA

Hooyo cunugeeda dishay oo maxkamada la soo taagay

Hooyo lagu eedeynayo in ay dishay cunug yar oo ay dhashay ayaa shalay oo jimco ahayd kasoo hormuuqatay maxkamada kutaalo Maamul goboleedka Nyeri. Priscah Wangechi…

Posted in WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Britain oo ka hadashay xiliga dalkeeda uu bilaabayo qorshaha ay uga baxaayan EU-da

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa sheegtey in geeddiga Britain uga baxaayso Midowga Yurub uu bilaabanayo bisha Febraayo ee sanadka dambe, sida laga soo…

Posted in WARARKA

Xildhibaano wal wal ka muujiyay soo xulista saraakiisha badaleysa kuwa IEBC

Xildhibaano kasoo jeeda xisbiga Ford-kenya oo uu hoggaamiyo Moses Wetangula ayaa wal wal ka muujiyay qorshaha lagu soo xulayo saraakil cusub oo badasha kuwa gudiga…

Posted in WARARKA

Kenya oo dhaqaalihii ugu badnaa ku taageray sanduuqa caalamiga ah ee la dagaalanka cudurada halista ah

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah ugu dhawaqday in lacag dhan 500 oo milyan oo shilin ay ugu deeqeyso sanduuqa lagu aruuriya dhaqaalaha lagu maareeyo…

Posted in WARARKA

Dowlada oo loogu baaqay In ay wax ka qabato colaada ka dhex aloosan shacabka dega Isiolo iyo Garissa

Dowlada dalka ayaa loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay wax ooga qaabato bulshada ay colaada u dhaxeyso ee dega waqooyiga Isiolo iyo Qeybo…

Posted in WARARKA

Afar County oo lasiin doona lacag dhan 361 Milyan si ay ugu maal galiyaan faras magaalooyinkooda

Afar Maamul goboleed oo ka tirsan 47-da counti ee uu dalka ka kooban yahay ayaa lagu wada in ay helaan lacag dhan 361 si ay…

Posted in WARARKA

Aden Bare oo ugu baaqay Peter Munya in u ku biiro xisbiga Jubilee

Hoggaamiyaha aqlabiyada barlamaanka ahna mudanaha laga soo doorto deegan barlamaaneedka Garissa Township ayaa maanta xili u ka qeyb galaayay xaflad lacag arruurin ah oo ka…