Posted in WARARKA

Mareykanka oo ka qoomamooday duqeymaha lagu qaaday saldhiga milatariga suuriya.

Safiirka   mareykanka u qaabilsan qaramada midoobay  Samantha Power  ayaa ka qoomameeyay duqeymaha uu fuliyay isbahaysiga mareykanka hoggaaminayo ee laga fuliyay suuriya. Duqeymahan ayuu ruushku sheegay…

Posted in WARARKA

Kenya oo mareykanka ka heshay deeq lacageed oo dhan 1.7 bilyan oo shilin oo lagu keydinayo qalabka caafimadka.

Dowlada mareykanka ayaa Kenya ugu deeqday lacag dhan 1.7  bilyan oo shilinka dalka una dhiganta bilyan  17 milyan oo doolar  si loo wanaajiyo keydka qalabka…

Posted in WARARKA

Caymiska caafimadka ee macalimiinta oo muran hor leh ka dhashay

Waxa hada  laga cabsi qabaa in  muran ka dhashay   qaabka lagu bixiyay  qandaraaska la xiriira caymiska caafimadka ee loogu talagalay in ka badan 260,000 oo…

Posted in WARARKA

Booliska oo raadinaya 2 nin oo lala xiriirinaayo weerarkii saldhiga Mombasa lagu qaaday todobaadkii hore

Ciidamada  booliska ee dalka  ayaa ku raad jooga  laba  nin oo la sheegay in  axadii la soo dhaafay  ay saldhiga la weeraray  ee Mombasa soo…

Posted in WARARKA

Hoggaamiya diimeedka oo ka qeyb qaadan doono magacaabista gudoomiyaasha cusub ee gudiga IEBC

Ururada kala duwan ee diimaha ayaa hada ku heshiiyay in ay soo saran 5 qof oo  u matali doonto gudiga soo magacaabayo gudoomiyaasha cusub ee…

Posted in WARARKA

In ka badan 20 qof oo ku dhintay weerar lagu qaaday saldhig milatari oo ku yaalo caasimada waddanka India ee Kashmir

17 sarkaal iyo 4  ka mid ah dagaalyahanada mucaradka ayaa  lagu dilay weerar lagu qaaday  xarunta ugu weyn ee ciidamada milatariga oo ku taalo magaalada…

Posted in WARARKA

Qowmiyada Maasai oo bilowday in ay soo xulato qofkii bedeli lahaa wasiirkii hore ee dhawaan geeriyoday William Ole Ntimama

4 maalmood kadib markii la aasay  wasiirkii hore ee dhawaan geeriyooday  sido kalena ahaa hoggaamiyaha qowmiyada Masaai ee dalkan Kenya ,William ole Ntimama waxa hada  …

Posted in WARARKA

Mudanaha degaanka Garissa Township oo xoola dhaqatada gobolka waqooyi bari ugu baaqay in nabad ay ku wada nooladaan

Hoggaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka  sido kalena ah mudanaha laga soo doortay  degaanka Garissa Township Adan Bare Ducale aya xoola dhaqatada ku dhaqan waqooyi bari Kenya ugu…

Posted in WARARKA

Nin 70 sano jir ah oo uu maroodi ku dilay countiga Machakos

Nin 70 sano jir ah ayuu maroodi ku dilay tuulada makusu oo ka tirsan degaanka Masinga  ee maamul goboleedka machakos . Ku xigeenka gudoomiyaha countiga…

Posted in WARARKA

Dowlada oo gavanarada uga digtay in ay wadahadal la yeeshan wadamada kale iyaga oo anan ogeysiinin dowlada dhexe

Dowlada dalkan Kenya ayaa digniin u jeedisay gavanarada  maamul goboleedyada . Digniinta oo uu shaaca ka qaaday afhayeenka madaxtooyada manoah Esipisu ayaa lagu shegay in…