Nin 70 sano jir ah oo uu maroodi ku dilay countiga Machakos

Nin 70 sano jir ah ayuu maroodi ku dilay tuulada makusu oo ka tirsan degaanka Masinga  ee maamul goboleedka machakos .

Ku xigeenka gudoomiyaha countiga machakos Cabdi maxamed  ayaa isaga oo degaanka masinga ku sugan  dhacdadaan xaqiijiyay.

Maroodiga ayaa  inta badan ka soo gudba keynta u dhow  xerada  qaran ee lagu xanaaneyo duurjoogta ee Mwea shacabkana dhibata u geysto.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *