Posted in WARARKA

Dowlada dalka oo lagu eedeyay in aysan la shaqeynin maxkamada dambiyada dagaalka ee ICC-da

Dowlada dalka ayaa lagu eedeeyay in aysan la shaqeynin maxkamadda dambiyada dagaalka ee ICC-da xili ay socotay Maxkamadeyntii Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta. Warbixintan ka soo…

Posted in WARARKA

Fikrado kala duwan oo laga bixinayo go’ankii uu Gavanaha Countiga Mombasa ku sheegay in uu u tartami doono xilka Madaxtinimo

Waxa fikarado kala duwan laga bixinayaa hadalo goor sii horeysay ka soo baxay gavanaha maamul goboleedka Mombasa ee gobolka xebta ee dalka kaas oo la…

Posted in WARARKA

Ciidamada India oo 17 askari looga dilay weerar ka dhacay Xaduuda

Maleeshiyaad hubeysan oo ka tirsan kooxaha u dagaalama madax banaanida gobolka Kashmiir ee India maamusho ayaa axadii shalay weerar ku qaaday Saldhiga Ciidamada India ku…

Posted in WARARKA

Dab khasaaro hantiyadeed gestay oo ka kacay suuq kuyaala magaalada Makueni

Dab khasaaro hantiyadeed gestay ayaa lagu soo waramayaa in shalay oo axad ahayd uu ka kacay suuq lagu magacaabo Wote Town oo kuyaala Magaalada Makueni….

Posted in WARARKA

Dowlada dalka oo ku andacooneysa in dacwada badda aysan xaq u laheen in ay qaado maxkamada ICC-da

Dowlada dalkan Kenya ayaa maxkamadda Caddaaladda Dunida u sheegtay in maxkamadaasi fadhigeedu yahay magaalada Hague aysan xaq u lahayn qaadista dacawadda la xiriirta soohdinta badda…

Posted in WARARKA

Maxkamada kutaala Nairobi oo amar ku bixisay in la soo xiro Agaasimaha gudiga bixiya lacagaha howlgabka ah

Maxkamad kutaalo Magaaladatan Nairobi ayaa amar ku bixisay in la soo xiro islamarkaana xabsiga la dhigo agaasimaha gudiga bixiyaha lacagaha howlgabka ah Shem Nyakutu. Amarkan…

Posted in WARARKA

Xisbiga Merkel oo ay guul daro soo gaartay

janselarka waddanka jarmalka ayaa waxa xisbigeeda soo gaaray guul daro doorashada ka dhacday magaalada berlin waxana ay tan ku soo aadeysa 2 isbuuc kadib marki…

Posted in WARARKA

Mid kamid ah ilaalada johnstone sakaja oo la geeyay isbitaal

xildhibaanka sida magacaabista ah ku soo galay aqalka barlamaanka dalka Johnstone sakaja ayaa waxa lagu soo waramaya in u mid kamid ah ilaaladiisa loola cararay…

Posted in WARARKA

Turkeyga oo qalab caafimaad ugu deeqay maamul goboleedka Kiambu

Masuuliyiin ka socotay Dowlada Turkiga ayaa maanta waxa ay qalab caafimaad oo deeq ah ku wareejiyeen madaxda maamul goboleedka Kiambu oo daris la ah Nairobi….

Posted in WARARKA

Kenya oo ku deeqeysa dhaqaale lagula dagaalamayo cudurka HIV-AIDS

Dowladda Kenya Ayaa shalay lacag dhan 5 million oo dollar oo u dhiganta 500 oo million oo shilin ku dartay sanduuqa caalamiga ah ee dhaqaalaha…