Fikrado kala duwan oo laga bixinayo go’ankii uu Gavanaha Countiga Mombasa ku sheegay in uu u tartami doono xilka Madaxtinimo

Waxa fikarado kala duwan laga bixinayaa hadalo goor sii horeysay ka soo baxay gavanaha maamul goboleedka Mombasa ee gobolka xebta ee dalka kaas oo la xiriira in sanadka 2022-da uu u tartami doono xilka ugu sareeyo ee madaxtinimada.

Dadka ka faaloodo siyaasada ayaa ku baaqaya in si dheel dheel ah loo qaadanin hadalada kasoo baxay Gavanaha maadama uu awood u leeyahay in uu isku soo sharaxo xilkaasi.

Mid kamid ah dadka falanqeeya siyaasada dalka oo lagu magacaabo H.B Manyaro ayaa hadda ka digayaa in shaqsiyaadka u tartamaya xilkaasi 2022-ka in aysan sahleysanin Hassan Joho maadama siyaasadiisa si xowli ah ay u socoto.

Star FM is the leading Somali-language radio station in Somalia, Kenya and Ethiopia. It is independent, neutral and listener-driven. Tune in today for reliable news and exciting programmes.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *