Posted in WARARKA

Xisbiga Wiper oo u xulatay Kalonzo musyoka in uu hoggaanka u qabto xisbigaasi

Xisbiga Wiper oo uu hoggaamiyo Kalonzo Musyoka islamarkaana ka tirsan isbahaysiga Cord ayaa ku dhawaaqay in doorashada soo socoto Kalonzo uu xisbigaasi ugu tartami doono…

Posted in WARARKA

Ninkii ka dambeeyay Qaraxyadii New York oo la soo qabtay

Booliiska Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay ninkii lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qaraxyadii Sabtidii ka dhacay magaalada New York oo ay ku dhaawacmeen dad…

Posted in WARARKA

Madaxweynaha Mareykanka oo Kenya ugu baaqay in doorasho nabad ah ay ka dhacdo

Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa ka dhawaajiyay muhiimada ay leedahay in doorasho nabad, xor iyo cadaalad ah ay ka dhacdo dalkan Kenya xiliga la…

Posted in WARARKA

Dhaqaatiirta Nyeri oo dib ugu labtay shaqadoda

Howlihii caafimaad ee guud ahaan isbitaallada dowladda ee maamul goboleedka Nyeri oo istaagay muddo sedex maalmood ah ayaa waxa hada lagu soo waramayaa in ay…

Posted in WARARKA

Macluumaad cusub oo laga soo saaray sababtii ay u burburtay diyaarad ay booliska lahaayeen

Khubaro ka tirsan Kooxda wadda baaritaannada ku aadan sababaha keenay burburkii diyaar helicopter ah oo ay lahaayeen booliska ayaa sheegay  in diyaaraddaas uu waday duuliye…

Posted in WARARKA

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Kenya oo ka hadlay caqabada cusub ee Kenya kasoo wajahday maxkamadda ICC-da

Hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee ka tirsan garabka dowladda ayaa si kulul uga hadlay go’aankii ka dhanka ahaa dowladda Kenya ee shalay kasoo baxay garsooreyaasha maxkamadda dambiyada…

Posted in WARARKA

1 qof oo ku dhintay dab xalay ka kacay xaafada Kahawa

Wiil 13 sano jir ah ayaa ku geeriyooday dab xoogan oo habeenimadii xalay qabsaday guri carruurta lagu xannaaneeyo oo ku yaalla xaafad lagu magacaabo Kiamumbi…

Posted in WARARKA

Dowladda Congo oo mamnuucday mudaharaadyada ka dhanka ah madaxweynaha

Laamaha amaanka ee dowladda Congada dimuqraadiga ah ayaa soo saaray amar ay ku mamnuucayaan dibadbaxyada looga soo hor jeedo madaxweynaha dalkaasi ee waqtigiisa sii dhamaanayo…

Posted in WARARKA

Moses Wetangula oo la sheegay in uu shuruud ku xiray kasii mid ahaanshihiisa isbahaysiga CORD

Warar soo baxay oo ay shaaciyeen qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga ah ee Kenya ayaa sheegaya in ay shuruud ku xirantahay go’aanka uu hoggaamiyaha…

Posted in WARARKA

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay in ay hub geeyeen guriga nin horay uga tirsanaa FBI-da Mareykanka

Ciidamada booliska ee Kenya ayaa lagu dhaliilay in ay dambiyo been abuur ah u sameeyeen sarkaal howlgab ah oo horay uga tirsanaan jiray waxda dambi…